Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Inka Badan Kun Qof Oo Ku Naf-waayay Dhul Go’ Ka Dhacay Tuulo Ka Tirsan Suudaan.
  • Allposts
  • Warar

Inka Badan Kun Qof Oo Ku Naf-waayay Dhul Go’ Ka Dhacay Tuulo Ka Tirsan Suudaan.

September 2, 2025

Roobab mahiigaan ah oo sababay dhul-go’ baaxad leh ayaa burburiyay guud ahaan tuullo ku taal galbeedka gobolka Daarfur ee dalka Suudaan, waxaana ku dhintay dad lagu qiyaasay inay ka badan yihiin 1,000 qof, sida ay sheegeen jabhadda maamusha deegaankaasi.

Dhaqdhaqaaqa Xoreynta Sudan oo ka barbar dagaallama ciidamada Suudaan ayaa goor dambe oo xalay ahayd soo saaray bayaan ay faafiyeen wakaaladaha wararku oo ay kaga warbixiyeen masiibada ka dhacday buuraha loo yaqaan Marra oo ku yaalla gobolka Darfur.

Jabhaddu waxay sheegtay in dhul go’ani uu dhacay Axadii lasoo dhaafay, kadib roobab mahiigaan ah oo muddo dhowr cisho ah ka da’ayay deegaankaasi, kuwaas oo dhulka la simay tuulada Taaraasiin, waxaana ka badbaaday hal qof oo kaliya, sida lagu sheegay bayaanka.

“Xogtii ugu horreysay waxay muujineysaa dhimashada dhammaan dadka degganaa tuulada, oo lagu qiyaasay in ka badan Kun qof, waxaana badbaaday hal qof oo kaliya,” ayaa lagu yiri bayaanka ay soo saartay kooxdan u dhaqdhaqaaqda xoraynta Suudaan ee ka hawl-gasha deggaankaasi.

Ilo-wareedyo ayaa sheegay inay adag tahay sidii loogu gurman lahaa dadkaasi isla markaana ay waqti badan qaadan doonto in la soo saaro maydadka ku hoos jira dhul-go’aasi, maadaama aaggaasi uu yahay dhul buuraley ah oo sida la sheegay xitaa aan lagu gaari karin baabuur ama gaadiid kale toona.

Musiibadan ayaa kusoo aadaysa iyadoo dagaalka Sudan ka socda oo hadda galay sannadkii saddexaad – uu waddanka sii gelinayo mid ka mid ah xasaradaha bini’aadantinimo ee ugu xun adduunka , iyadoo sidoo kalena laga qaylo-dhaamiyey macaluul daran oo ka jirta qaybo ka mid ah gobolka Daarfuur.

Dadkan ay musiibadu haleeshay waxaa ka mida barakacayaal gabbaad u doontay buuraha Marra kadib markii ay isaga qaxeen dagaallada culus ee u dhaxeeya ciidamada Suudaan iyo maleeshiyaadka uu Imaaraadku taageero ee Dacmu Sariic ee ku sugan waqooyiga gobolka Darfur, sida ay xaqiijisay wakaaladda wararka ee Reuters.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 10-03-1447-Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -10-03-1447 Hijri.

Related Stories

Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Raad-raaca Toddobaadka 27-Dul-xijah-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Raad-raaca Toddobaadka 27-Dul-xijah-1447-Hijri.

June 12, 2026
Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Sahanka Dhaqaalaha Andalus 26-12-1447H.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Sahanka Dhaqaalaha Andalus 26-12-1447H.

June 12, 2026
Weeraro Sarkaal Iyo Askar Lagu Dilay Oo Ka Dhacay Afgooye Iyo Jannaale.
  • Allposts
  • Warar

Weeraro Sarkaal Iyo Askar Lagu Dilay Oo Ka Dhacay Afgooye Iyo Jannaale.

June 12, 2026

Sawirro

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada