Xafiiska Warfaafinta Ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa Bayaan kasoo saaray howlgal culus oo xalay fiidkii ciidamada mujaahidiinta ay Allaah fadligiis ku beegsadeen saldhigga ciidamada saliibiyiinta Maraykanka ee kuyaalla garoonka diyaaradaha ee magaalada Kismaayo.
Bayaanka ayaa kusoo baxay luuqadaha Carabiga iyo Ingiriisi, waxaana lagu sheegay in weerarkan culus uu sababay burburka gaadiid iyo dhimasho iyo dhaawac soo gaaray saliibiyiinta, weerarka ayaa bayaanka lagu sheegay in uu hiilo u yahay walaalaha muslimiinta reer Filistiin oo lagu gumaadayo maal iyo maskax ay hogaaminayaan Maraykanka.
Halkan Ka Degso Bayaanka Oo Carabi Ku Qoran.
Halkan Ka Degso Bayaanka Oo Ingiriisi Ku Qoran.