Warsaxaafadeed ku qoran luuqadda Carabiga kana kooban hal Bog oo uu soo saaray maktabka warfaafinta Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa tacsi loogu diray ehelkeenna ku nool Afghanistan iyo Suudaan oo toddobaadkan ay ku habsadeen musiibooyin rabbaani ah oo dhimasho badan dhaliyay.
Halkan Ka Degso Bayaanka Oo PDF Ah.