Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Qaramada Midoobay Iyo Midowga Afrika Oo Walaac Ka Muujiyey Masiirka Isbahaysiga AUSSOM.
  • Allposts
  • Warar

Qaramada Midoobay Iyo Midowga Afrika Oo Walaac Ka Muujiyey Masiirka Isbahaysiga AUSSOM.

September 28, 2025

Waxaa isa soo taraaya walaaca fashil ee dul-hoganaya duullaanka Saliibiga ah ee muddada badan ka socday dalka Soomaaliya, kaas oo cago badan aan ku taagnayn, sii socoshadiisana aad looga dayriyey, kadib markii Allaah fadligiis mujaahidiintu afka ciidda u dareen.

Urur-gaalleedka Qaramada Midoobay ayaa shaaca ka qaadday in halis uu ku jiro duullaanka macatab-ku-dirirka ah ee isbahaysiga AUSSOM ay ka wadaan dalka Soomaaliya, isla markaana dhaqaale la’aantii ku habsatay hawl-galkaasi ay kasii darayso.

Qaramada Midoobay, waxay xustay in calooshood-u-shaqaystayaasha Afrikaantu, aysan wax mushahar ah qaadan muddo muddo 15 bilood ah. Wixii muddadaasi ka dambeeyana aanay suuro-gal ahayn inay sii wadaan hawl-galkaasi.

Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay gaalka lagu magacaabo António Guterres oo ka hadlayay kulan la doonayay in lagu soo nooleeyo maal-gelinta hawl-galkan, oo Khamiistii lasoo dhaafay ka qabsoomay magaalada New York, ayaa qiray in ciidamo badan oo Afrikaan ah ay naftooda ku waayeen dagaalka ay kula jiraan Mujaahidiinta Al-Shabaab.

Guterres oo aad u calaacalay, rajo la’aanna muujiyey ayaa yiri “Ciidamada AUSSOM waxay ku sugnaayeen goobta dagaalka iyagoon wax gunno ah helin muddo 15 bilood ah…Tani waa mid aan la sii wadi karin. Sidaas darteed ciidan halis ku jira oo naftooda ku biimaynaya Al-Shabaab, saaxiibbo badanna ku waayay dagaalkaasi, in la waydiiysto inay sii shaqeeyaan mushahar la’aan, waa wax aan la aqbali karin.”

Shirkan oo ay isugu yimaadeen Ururrada gaallada ee kala ah Qaramada Midoobay, Midowga Afrika, dawladda Ingiriiska iyo Kooxda riddada ee Villa Somaliya ayaa laga dayriyey masiirka hawl-galkan, waxaanay hoosta ka xariiqeen in goobaha ay haatan kusii sugan yihiin calooshood-u-shaqaystayaasha Afrikaanta, ay halis ugu jiraan inay la wareegaan Mujaahidiinta Al-Shabaab, haddii aan la helin ayay yiraahdeen dhaqaale la isku hallayn karo oo ku filan hawlgakaasi.

Baaqyadaasi laga jeediyey shirka Qaramada Midoobay ayaa u muuqda kuwo kusoo idlaaday fashil, kadib markii la waayay cid ajiibta oo tunka u ridata dhaqaalahaasi, waxaanu António Guterres uu isla goobtaasi kaga dhawaaqay in weli aan la helin heshiis ku saabsan hir-gelinta maal-gelinta AUSSOM, isagoo ku tilmaamay arrintaasi nasiib-darro aad u weyn.

Duullaankan Saliibiga ah oo ku dhawaan 20 sano ka socday dalka Soomaaliya ayaa haatan qarka u saaran burbur iyo kala-carar, xilli geesiyada tawxiidka ee Barig Afrika ay wadaan hawl-gallo aad u xooggan isla marakaana deggaanno ballaaran iyo magaalooyin Istaraatiijiya ay ka taageen Raayada Tawxiidka, kuna soo dabbaaleen ku-dhaqanka Shareecada Islaamka.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -06-04-1447 Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -06-04-1447 Hijri.

Related Stories

Cirro Oo Si Rasmi Ah Xarigga Uga Jaray Safaarad Maamulkiisu Ka Furtay Qudus.
  • Allposts
  • Warar

Cirro Oo Si Rasmi Ah Xarigga Uga Jaray Safaarad Maamulkiisu Ka Furtay Qudus.

June 16, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -01-01-1448 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -01-01-1448 Hijri.

June 16, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026

Sawirro

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada