Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Duullaanka Saliibiga Ah Ee Lagu Soo Qaaday Somalia Oo Qarka U Saaran In Uu Soo Afjarmo.
  • Allposts
  • Warar

Duullaanka Saliibiga Ah Ee Lagu Soo Qaaday Somalia Oo Qarka U Saaran In Uu Soo Afjarmo.

October 1, 2025

Xilli loo maaro la’yahay dhaqaale la’aanta baahsan ee soo food-saartay ciidamada calooshood-u-shaqaystayaasha AUSSOM ee duullaanka saliibiga ah kusoo qaaday dalka Soomaaliya, ayaa rajo-beel xooggan laga muujiyey sii socoshada duullaankaasi.

Falanqeeyayaal la hadlay warbaahin laga leeyahay dalka Ingiriiska ayaa isku raacay in haddii dhaqaale ku filan loo waayo ciidamada Afrikaanta ay keeni karto khatar amni oo soo wajahda Kooxda Riddada Soomaaliya iyo niyad-jab ka dhasha mustaqbalka hawlgalka AUSSOM.

Liibaan Cabdullaahi Cigaal oo wax ka dhigi jiray jaamacad ku taal dalka Maraykanka, falanqeeyana arrimaha siyaasadda ee Soomaaliya iyo caalamka, ayaa qaba in helista dhaqaalaha ciidamada Afrikaantu uu yahay halbowlaha ugu muhiimsan, haddii la waayana ay khatarteeda leedahay.

Waxa uu sheegay in haddii ay guul-darraystaan dedaallada qaaraanka loogu raadinayo ciidamada Afrikaanta uu haadaan ka dhici doono mustaqbalka kooxda Riddada Soomaaliya, isla markaana uu gebi ahaanba soo afjarmi doono duullaankii saliibiga ahaa ee muddada badan ka socday dalka Soomaaliya.

Axmed Cabdullaahi Kaboole oo isna ah murtad ka faallooda arrimaha ammaanka ee gobolka ayaa Idaacaddan laga leeyahay dalka Ingiriiska u sheegay in ciidamada calooshood-u-shaqaystayaasha Afrikaantu aanay sii joogi karin dalka, haddii loo waayo dhaqaale ku filan, taas oo mugdi gelinaysa masiirka Kooxda Riddada Soomaaliya.

Walaacan ay muujinayaan falanqeeyayaashu ayaa imanaya xilli uu burbur qarka u saaran yahay hawl-galka macatab-ku-dirirka ah ee Isbahaysiga AUSSOM, Kadib markii shir dhawaan ka dhacay New York uu Xoghayaha Guud ee urur-gaalleedka Qaramada Midoobay, António Guterres (Antooniyo Gateeras) ka sheegay in ciidamada Afrikaantu aysan wax mushahar ah qaadan muddo 15 Bilood ah, intaas wixii ka dambeeyana aanay suuro-gal ahayn inay kusii shaqeeyaan Gunno la’aan.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -09-04-1447 Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -09-04-1447 Hijri.

Related Stories

Duullaankii Badar Maalinkii Uu Alle Kala Saaray Xaqqa Iyo Baadilka [Warbixin].
  • Allposts
  • Warar

Duullaankii Badar Maalinkii Uu Alle Kala Saaray Xaqqa Iyo Baadilka [Warbixin].

March 6, 2026
Halkan Ka Dhagayso Xalqada Saddexaad Barnaamijka Ramadaanka Iyo Jihaadka.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Xalqada Saddexaad Barnaamijka Ramadaanka Iyo Jihaadka.

March 6, 2026
Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -17-Ramadaan-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -17-Ramadaan-1447-Hijri

March 6, 2026

Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026
Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.

January 14, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.

January 13, 2026
Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 12, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 10, 2026
Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.

January 9, 2026
Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.

January 5, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada