Ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ee ka howlgala gobolka Laamu ee ku hoos jira gummeysiga saliibiyiinta Kenya, waxay dagaal culus oo toos ah ku qaadeen xerada ciidanka kuffaarta Kenya ay kuleeyihiin magaalada Kiyunga ee gobalkaasi.
Ilo wareedyo xog-ogaal ah ayaa xaqiijiyay in dagaalka oo ahaa mid culus intii uu socday uu dab xoog leh ka kacay xerada ciidanka Kenya, waxaana weerarka ka dhashay khasaare isugu jira mid nafeed iyo mid hantiyadeed oo soo gaartay saliibiyiinta Kenya.
Weerarkan ayaa kusoo beegmaya xilli saacadihii lasoo dhaafay, howlgal qarax ah oo ciidamo ak tirsan mujaahidiintu ka fuliyeen gudaha degmada Buulo-mareer ee wilaayada Sh/hoose oo lagu beegsaday maleeshiyo murtadiin ah oo ku sugnaa gudaha degmadaasi lagu dilay hal askari halka mid kalena lagu dhaawacay.