Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Saraakiil Ka Tirsan Sirdoonka Gurguurte Oo Si Weyn Uga Qaylo-dhaamiyey Weerarkii Godka Jilicow.
  • Allposts
  • Warar

Saraakiil Ka Tirsan Sirdoonka Gurguurte Oo Si Weyn Uga Qaylo-dhaamiyey Weerarkii Godka Jilicow.

October 7, 2025

Saraakiil ka tirsan waxay ugu yeeraan Nabad-Sugidda ee NISA oo ah jawaasiista Kooxda Riddada Soomaaliya ayaa si weyn uga qaylo-dhaamiyey fashilka amni ee ay wajahayaan kadib weerarkii barakaysnaa ee halyeeyada tawxiidku ay ku bartilmaameedsadeen Godka Jilicow oo ah taliska ugu weyn ee sirdoonka riddada gobolka Banaadir.

Mid ka mida saraakiisha NISA oo magaciisa qariyey ayaa u sheegay warbaahin laga leeyahay dalka Maraykanka oo lagu magacaabo Drop Site News, in weerarkii mujaahidiintu ku beegsadeen Godka Jilicow uu ahaa fool-xumo weyn iyo dhabar-jab xooggan oo soo wajahay amniga Kooxda Riddada Somalia.

Sarkaalkan ayaa qiray in xilliga mujaahidiintu weerareen Godka Jilicow ay ku shirsanaayeen saraakiil sare oo ka tirsan sirdoonka Kooxda Riddada Soomaaliya, waxaanu isagoo arrintan ka hadlaya uu yiri “Markii uu weerarku dhacay, waxaa Godka Jilow shir uga socday saraakiisha sare ee sirdoonka.”

Sidoo kale mas’uuliyiin ka tirsan NISA oo la hadlay Warbaahintan oo fadhigeedu yahay Washington ayaa qiray in waqtiga weerarku dhacay uu ahaa xilli saraakiisha sare ee NISA ay kulan todobaadle ah ku lahaayeen Godka Jilicow, taas muujinaysa ayay yiraahdeen in xog sirdoon oo sax ah ay xoogagga Al-Shabaab ka haysateen howlaha ka socday gudaha xaruntaasi.

Sarkaal kale oo ka tirsan sirdoonka Kooxda Riddada Soomaaliya ayaa warbaahinta Drop Site u xaqiijiyay in rag looga shakisan yahay Jihaadiyiinta Al-Shabaab ay gabi ahaanba baxsadeen intii uu socday hawl-galkaasi, kaas oo Drop Site ku tilmaantay dhirbaaxo kulul oo ku dhacday Kooxda Villa Somaliya.

Murtad Abuukar Carmaan oo mar soo noqday wakiilka gaarka ah ee Kooxda Riddada Somaliya u qaabislan Maraykanka, ah-na falanqeeye amni oo u waramay Warbaahinta Drop Site, ayaa ku tilmaamay weerarkii Godka Jilicow, musiibo weyn oo fashil ku ah amniga Riddada Soomaaliya, maadaama uu ka dhacay ayuu yiri, xarunta ugu weyn ee xuddunta u ah dagaalka ay kooxda Riddadu kula jirto jihaadiyiinta Al-Shabaab.

Isagoo murtadkani tilmaamaya sida layaabka leh ee mujaahidiintu ay ula wareegeen gacan-ku-haynta xaruntan xasaasiga ah ayaa yiri “Meel lagu wareysto laguna xiro dadka looga shakisan yahay Al-Shabaab ayaa lagu qabsaday maalin cad…” Waxaanu intaas ku daray Abuukar Carmaan in fashilka iyo guul-darrada soo food-saartay maamulka Muqdisho aanu u muuqan mid intaas ku ekaan doona.

Warbaahinta Drop Site News waxay ku xustay warbixinteedan in hawl-galka Godka Jilicow uu kusoo aaday xilli Kooxda Villa Somaliya iyo Isbahaysiga AUSSOM ay wajahayaan guuldarro weyn oo dhinaca ammaanka ah, halka Jihaadiyiinta Al-Shabaab-na ay sii kordhiyeen hawl-galladooda, iskuna fidiyeen dhul aad u ballaaran.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Ciidamo Yugaandhees Ah Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Weerar Ka Dhacay Sh/hoose.
Next: Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -15-04-1447 Hijri.

Related Stories

Ciidamada Itoobiya Oo Lacago Baad Ah Kusoo Rogay Xoolo-dhaqatada Duleedka Jigjiga.
  • Allposts
  • Warar

Ciidamada Itoobiya Oo Lacago Baad Ah Kusoo Rogay Xoolo-dhaqatada Duleedka Jigjiga.

April 21, 2026
Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -04-Dulqicdah-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -04-Dulqicdah-1447-Hijri

April 21, 2026
Saraakiisha Maamulkii Laftagareen Oo Ku Goodiyay Inay Weerari Doonaan Baydhaba.
  • Allposts
  • Warar

Saraakiisha Maamulkii Laftagareen Oo Ku Goodiyay Inay Weerari Doonaan Baydhaba.

April 21, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada