Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Suudaan Iyo Eritrea Oo Kala Saxiixday Heshiisyo Ka Careysiin Doona Itoobiya.
  • Allposts
  • Warar

Suudaan Iyo Eritrea Oo Kala Saxiixday Heshiisyo Ka Careysiin Doona Itoobiya.

October 12, 2025

Kadib kulamo xiriir ah oo ay yeesheen madaxda dalalka Ereteriya iyo Suudaan ayay ku dhawaaqeen in ay gaareen heshiis ballaaran oo iskaashi ah arrinkan oo aan ka farxin doonin dowladda Itoobiya.

Kaamil idriis oo ah R/wasaaraha xukuumadda Suudaan ayaa iclaamiyay in dowladdiisu ay heshiis amni iyo mid dhaqaale ay la saxiixatay xukuumadda Asmara, heshiiskan ay labada dal qalinka ku duugeen ayaa dhigaya in ay iska taageeraan arrimaha difaaca,amniga iyo dhaqaalaha.

Madaxa xukuumadda Suudaan wuxuu sheegaya in Ereteriya ay iska kaashan doonaan arrimaha biyaha Badda Cas oo sanadadii dambe uu ka jiray murun xooggan kadib markii ay Itoobiya dhisatay ciidan badeed ayna sheegtay in ay qabsan doonto dekadda Musawac iyo dekado kale oo kuyaal dalka Soomaaliya.

“waxaan adkeynaynaa in labada dowladood ay iska kaashan doonaan dhammaan dhinacyada amniga,difaaca iyo dhaqaalaha haddii ay ahaan laheyd xiisadaha gobolka ka taagan iyo kuwa caalamiga ah intaba,Ereteriya iyo Suudaan waxay ku heshiiyeen si midnimo leh ay uwajahaan marxaladaha murugsan ee mandiqadda kajira”ayuu yiri Kaamil Idriis R/wasaaraha xukuumadda dabadhilifka Suudan.

Arrimahan ayaa kusoo aadaya xilli isbuucii lasoo dhaafay ay xukuumadda Addis Ababa eedaymo culus ujeedisay Asmara ayna cirka iskusii shareereen xiisadaha colaadeed ee labada dhinac udhaxeeya, xiriirka udhaxeeya Suudaan iyo Itoobiya ma ahan mid wanaagsan waxayna isku hayaan dhulka loo yaqaan Alfashaqa waxaana suurtagal ah in Suudaan ay Ereteriya kula daarato xiisadda cusub.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 35 aad)
Next: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -20-04-1447 Hijri.

Related Stories

Dhagayso Andalus Podcast: MaxaaLaga Xasuustaa Tajribadii Xerada Qaxootiga Aala-Yaasir Ee Laga Hirgeliyey Wilaayada Sh/hoose.
  • Allposts
  • PODCASTS

Dhagayso Andalus Podcast: MaxaaLaga Xasuustaa Tajribadii Xerada Qaxootiga Aala-Yaasir Ee Laga Hirgeliyey Wilaayada Sh/hoose.

June 11, 2026
Aadan Madoobe Oo Noqday Hoggaamiyaha Cusub Ee Maamulka ‘Koonfur-galbeed’.
  • Allposts
  • Warar

Aadan Madoobe Oo Noqday Hoggaamiyaha Cusub Ee Maamulka ‘Koonfur-galbeed’.

June 11, 2026
Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 25-12-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 25-12-1447-Hijri.

June 11, 2026

Sawirro

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada