Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Cabdiraxmaan Cirro Oo Maanta U Duullay Caasimadda Itoobiya Ee Addis Ababa.
  • Allposts
  • Warar

Cabdiraxmaan Cirro Oo Maanta U Duullay Caasimadda Itoobiya Ee Addis Ababa.

October 14, 2025

Wefti uu hoggaaminayo murtad C/Raxmaan Maxamed C/Laahi (Cirro) oo ah madaxa maamulka ashahaado-la-dirirka Somaliland ayaa saaka safar deg-deg ah ugu ambabaxay caasimadda Itoobiya ee Addis Ababa, kadib socdaal uu muddo labo usbuuc ah ugu maqnaa Imaaraadka Carabta oo shalay uun uu kasoo laabtay.

Sida uu warbaahinta u xaqiijiyey afhayeenka madaxtooyada Riddada Somaliland, socdaalkan ayaa yimid kadib martiqaad rasmiya oo ay ka heleen dawladda Xabashida Itoobiya. Waxaana weftigan ka mida xubno wasiirro ah oo qaarkood ay horey usii tageen magaalada Addis Ababa.

Wasaaradda Arrimaha dibedda ee maamulka riddada Somaliland oo luuqadda amxaariga kaga warbixisay safarka Cirro ee Itoobiya ayaa sheegtay in tallaabadani ay tahay mid labada dhinac kaga wada-hadli doonaan arrimo la xiriira amniga iyo xaaladaha gobolka.

Socdaalkan oo ah kii ugu horreeyey ee Cirro ku aado Itoobiya tan iyo intii uu qabtay hoggaanka maamulkaasi, ayaa abuuri doona wax lagu sheegay jihada cusub ee iskaashi ee isku xiraya Addis Ababa iyo Hargeysa, sida lagu xaqiijiyey bayaankan lagu qoray af-amxaariga ee kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Somaliland.

“Booqashadan ma aha oo keliya arrin diblomaasiyadeed oo rasmi ah, balse waxay xambaarsan tahay fariin muujinaysa xiriirka qotoda dheer ee labada dhinac, waxayna calaamad u tahay dhisidda mustaqbal wada-jir ah oo ku salaysan rajo iyo amni oo gobolka Geeska Afrika ah.” ayaa lagu yiri qoraalkan oo Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Maamulka Ridda Somaliland ku faafisay barteeda Facebook.

Safarka Murtad Cirro ayaa kusoo aadaya iyadoo maalin ka hor magaalada Addis Ababa ay kulan fool-ka-fool ah ku yeesheen R/wasaaraha dawladda Xabashida Itoobiya Gaal Abiy Axmed iyo madaxa kooxda Villa Somaliya Murad Xasan Sheekh Maxamuud.

Kulankan oo ahaa mid xogtiisa aad loo qariyey ayaa goor dambe Wakaaladda Wararka Itoobiya ay faahfaahin ka bixisay wada-xaajoodkaasi dhex-maray Xasan Gurguurte iyo Abiy Axmed, waxaanay sheegtay in kooxda Riddada Somaliya ay taageertay doonista Itoobiya ee Badda Cas.

Ilo-wareedyo aan la xaqiijin ayaa sheegaya in kulanka Gurguurte iyo Abiy ay sidoo kale ku weheliyeen xubno kale oo ka socday dawladda Riddada ee Imaaraadka Carabta. Halkaas oo lagu gorfeeyey qabashada fadhi gaar ah oo la isugu keenayo Cirro iyo Gurguurte.

Waxa kale oo kulankaasi saddex-geesoodka ah lagu jeex-jeexay sidii kooxda Riddadu ay u aqbali lahayd heshiiskii xaaraanta ahaa ee Biixi iyo Abiy ay horey u kala saxiixdeen, iyadoo kooxda Villa Somaliyana loo ballan-qaaday in loo fasixi doono dhaqaalihii Imaaraadku uu siin jiray. Waxaanay warar hoose oo weli aan la xaqiijin ay sheegayaan in dhammaan qorshayaashaasi uu aqblay murtad Xasan Sheekh Maxamuud.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 22-04-1447-Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -22-04-1447 Hijri.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -02-Rabiicu-Thaanii-1448-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -02-Rabiicu-Thaanii-1448-Hijri.

September 13, 2026
Jeneraal Katirsanaa Xukuumadda Yemen Oo La Sheegay In Uu Ubaxsaday Soomaaliya.
  • Allposts
  • Warar

Jeneraal Katirsanaa Xukuumadda Yemen Oo La Sheegay In Uu Ubaxsaday Soomaaliya.

September 13, 2026
Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 02-04-1448-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 02-04-1448-Hijri.

September 13, 2026

Sawirro

Taliye Shub Oo Ku Dhaawacmay Duqayn Diyaaradeed Oo Gurigiisa Loogu Gaystay+Sawirro.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Taliye Shub Oo Ku Dhaawacmay Duqayn Diyaaradeed Oo Gurigiisa Loogu Gaystay+Sawirro.

September 4, 2026
Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.

August 3, 2026
Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.

August 1, 2026
Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.

July 26, 2026
Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada