Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Xuuthiyiinta Oo Xaqiijiyay In Taliyahoodii Ciidanka Duqayn Lagu Dilay.
  • Allposts
  • Warar

Xuuthiyiinta Oo Xaqiijiyay In Taliyahoodii Ciidanka Duqayn Lagu Dilay.

October 16, 2025

Markii ugu horreysay maleeshiyada shiicada Xuuthiyiinta ayaa xaqiijiyay in la dilay taliyihii guud ee ciidanka kooxdan, kaasi oo ku dhintay duqayn dhanka cirka ah oo uu fuliyay maamulka Yahuudda.

Kooxda Xuuthiyiinta Yeman ayaa warkan soo saartay maanta oo Khamiis ah, waxayna sheegeen in Muxammad Cabdulkariim Al-ghamari oo ahaa taliyihii guud ee ciidamada Xuuthiyiinta, wiil uu dhalay iyo qaar ka mid ah ilaaladiisa lagu dilay duqayn ay Yeman ka fuliyeen Maraykanka iyo Yahuudda intii lagu guda jiray weeraradooda ka dhanka ah gumeystaha.

Waxay sidoo kale kooxdan sheegtay in taliyaha guud ee ciidanka Xuuthiyiinta loo magacaabay Yuusuf Ismaaciil Xasan Al-madani, kaasi oo baddeli doona Al-ghamari oo ku baxay gacanta Yahuudda.

Yahuudda ayaa bishii Juun ee sannadkan shaacisay inay duqayn dhanka cirka ah ku beegsatay taliyaha ciidanka maamulka Xuuthiyiinta, duqayntaasi oo ka dhacday magaalada caasimadda u ah Yeman ee Sanca ayay sheegeen in lagu beegsaday goob ay ku kulansanaayeen hoggaanka ugu sarreeya ee ciidanka Xuuthiyiinta, wargaysyada Yahuudda ayaana xilligaas sheegay in duqayntaas lagu dilay Al-ghamari.

Kooxda Xuuthityiintu waxay ku goodiyeen inay sii wadi doonaan weerarada ay ku hayaan gumeystaha, waxayna sheegeen in uu gumeystuhu heli doono jawaab ku habboon oo ka dhan ah dambiyadiisa.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -25-04-1447-Hijri.
Next: Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 25-04-1447-Hijri.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -17-02-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -17-02-1448-Hijri

July 30, 2026
Shariif Sh Axmed Oo Sheegay In Mujaahidiintu La Wareegayaan Somalia Haddii Ay Baxaan Ciidanka AUSSOM.
  • Allposts
  • Warar

Shariif Sh Axmed Oo Sheegay In Mujaahidiintu La Wareegayaan Somalia Haddii Ay Baxaan Ciidanka AUSSOM.

July 30, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -16-02-1448 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -16-02-1448 Hijri.

July 30, 2026

Sawirro

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.

July 26, 2026
Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada