Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Imaarada Isaamiga Afganistan Iyo Pakistan Oo Xabbad-joojin Ka gaaray Dagaalkii Dhexmaray.
  • Allposts
  • Warar

Imaarada Isaamiga Afganistan Iyo Pakistan Oo Xabbad-joojin Ka gaaray Dagaalkii Dhexmaray.

October 19, 2025

Wadahadallo sabtidii shalay u furmay Imaarada Islaamiga ah ee Afqaanistaan iyo dawladda Riddada Pakistan ayaa lagu soo gabagabeeyay dalka Qatar, iyadoo labada dhinac ay ku heshiiyeen xabbad-joojin deg-deg ah oo laga gaaray dagaalkii dhawaan ka dhex-qarxay labada dhinac.

Heshiiskan oo la shaaciyey habeennimadii xalay ayaa yimid kadib dagaal culus oo ku dhawaad muddo usbuuc ah ka socday xuduud-beenaadka u dhaxeeya dawladda Islaamiga ah ee Afganistan iyo dawladda Riddada Pakistan.

Afhayeenka Imaarada Islaamiga Afganistaan Dabiixullah Mujaahid iyo Wasiirka Difaaca Pakistan, Murtad Khawaaja Muxammad Aasif, ayaa labadooduba waxay xaqiijiyeen in la gaaray xabbad-joojin rasmiya, isla markaana loo ballamay kulan dambe oo qabsoomiddiisa loo asteeyey inuu dhaco dabayaaqada bishan.

Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee dawladda Riddada Qatar, oo wadahadalkan dhexdhexaadinaysay ayaa sheegtay in kulamada xiga lagu gorfayn doono xaqiijinta hir-gelinta iyo sii socoshada xabbad-joojinta ay saxiixeen Imaarada Islaamiga Afganistan iyo dawladda daba-dhilifka ee Pakistan.

Xabad-joojintan ayaa imanaysa kadib markii dhawaan iska hor-imaad dhex-maray labada dhinac, kaas oo ay sabab u ahayd Pakistan, kadib markii ciidankeeda Riddadu weerarro gardarro ah ka fuliyeen gudaha Afganistan, sidoo kalena diyaaraheeda dagaalku ay duqaymo lagu beegsaday dad rayid ah ku beegsadeen magaalooyin ay ku jirto caasimadda Afgnistan ee Kabul.

Ciidamada Imaarada Islaamiga Afganitan ayaa jawaab kulul ka bixiyey weerarkaasi, waxaanay dhegta dhiigga u dareen ugu yaraan 50 askari oo ka tirsan ciidanka Riddada Pakistan. In ka badan 100 askari oo kalena waa ay dhaawacaeen. Waxa kale oo ciidanka mujaahidiintu ay la wareegeen dhowr iyo labaatan saldhig iyagoo dagaalladaasi kusoo qaniimaystay hub fara badan iyo gaadiid dagaal.

Mas’uuliyiin ka tirsan xukuumadda islaamiga Afganistan ayaa ku eedeeyey maamulka Pakistan in ay fulinayaan ajandayaasha dhagaraysan ee NATO ee ka dhanka ah awoodda islaamiga ah ee ka hana-qaadday dalka Afganistan.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 27-04-1447-Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -27-04-1447 Hijri.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -04-Rabiicu-Thaanii-1448-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -04-Rabiicu-Thaanii-1448-Hijri.

September 15, 2026
Maleeshiyo Lagu Qarxiyay Baladxaawo Iyo Weerar Ka Dhacay Mandheera.
  • Allposts
  • Warar

Maleeshiyo Lagu Qarxiyay Baladxaawo Iyo Weerar Ka Dhacay Mandheera.

September 15, 2026
Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 04-04-1448-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 04-04-1448-Hijri.

September 15, 2026

Sawirro

Taliye Shub Oo Ku Dhaawacmay Duqayn Diyaaradeed Oo Gurigiisa Loogu Gaystay+Sawirro.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Taliye Shub Oo Ku Dhaawacmay Duqayn Diyaaradeed Oo Gurigiisa Loogu Gaystay+Sawirro.

September 4, 2026
Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.

August 3, 2026
Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.

August 1, 2026
Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.

July 26, 2026
Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada