Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Kooxda Gurguurte Oo Xabsiga U Taxaabay Hooyooyin Cabasho Ka Muujiyay Dhul-boobka.
  • Allposts
  • Warar

Kooxda Gurguurte Oo Xabsiga U Taxaabay Hooyooyin Cabasho Ka Muujiyay Dhul-boobka.

October 20, 2025

Kooxda Riddada Soomaaliye ee hor-joogaha uu ka yahay Murtad Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sii laba-jibbaartay xarigga, boobka iyo barakicinta ay ku hayaan shacabka masaakiinta ah ee dhaqan caasimadda Soomaaliya ee magaalada Muqdisho.

Ilaa saddex haween oo ka mid ahaa dadkii laga barakiciyey xaafadda Siinaay ayaa xalay ilaa maanta askar ka tirsan maleeshiyaadka Riddadu ay ugu daateen goobihii ay u qaxeen, iyagoo u taxaabay xabsiga, gaar ahaan Saldhigga degmada Wardhiigley.

Mid ka mdi ah xarigga hooyooyinkan oo xarigeeda si weyn loo cambaareeyey, ayaa dadka ka hadlay waxaa ka mida Shariif-murtad oo xaqiijiyey in maleeshiyaadka Gurguurte ay kala baxeen goobtii ay qaxoontiga ku ahayd. Isagoo falkaasina ku tilmaamay afduub ay ka dambeeyaan hor-joogayaasha kooxda Villa Somaliya.

Qoraal kooban oo murtadkani uu xalay soo dhigay bartiisa Facebook ayuu si weyn ugu cambaareeyey dhacdadanm, waxaanu xusay in marba marka ka dambaysay uu sii kordhaayo xarigga iyo tacaddiyada joogtada ah ee kooxda Riddadu ay ku hayaan shacabka ku dhaqan magaalada Muqdisho.

Shariif-murtad oo arrintan ka hadlaya ayaa yiri “Falkaan foosha xun wuxuu ku soo beegmayaa iyadoo ay ciidanka Booliska sii wadaan barakicinta bulshada caasimadda gaar ahaan qoysaska ku nool xaafada Tarabuunka ee Degmada Hodan kuwaas oo la iskugu daray xarig iyo jirdil.”

R/Wasaarihii hore ee kooxd Villa Somaliya Murtad Xasan Cali Khayre oo isna ka hadlay dhacdadan ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay in xabsiga loo taxaabo hooyadaasi oo uu ka markhaati-kacay in kooxda Riddadu ay horey uga barakiciyeen xaafadda Siinaay.

Murtad Xasan Cali Khayre waxa kale oo uu ka dhawaajiyey in hooyadan la qafaashay, ay sidoo kale gaboodfallo hore kala kulantay Murtad Gurguurte iyo kooxdiisa kadib markii ay ku qasbeen in qubuuraha Afisyooni ay ka saarto meydkii hooyadeed oo halkaasi ku duugnaa.

Hooyooyinkan laga qafaashay guryahooda ayaa ka mid ahaa dad shacab ah oo shalay si adag uga hadlay boobka iyo barakicinta ay kooxda Riddadu ka waddo magaalada Muqdisho, gaar ahaan suuqa Siinaay, waxaanay ku baaqeen in la iska dhiciyo dulmigaasi, lagana dhiidhiyo dhul-boobka xarkaha goostay ee Xasan Gurguurte iyo kooxdiisu ay ka wadaan magaalada Muqdisho.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -28-04-1447 Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -28-04-1447 Hijri.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -17-Safar-1448-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -17-Safar-1448-Hijri.

July 31, 2026
Akhriso Xogta Weeraro Askar Lagu Dilay Oo Ka Kala Dhacay Baay, Sh/hoose Iyo NFD.
  • Allposts
  • Warar

Akhriso Xogta Weeraro Askar Lagu Dilay Oo Ka Kala Dhacay Baay, Sh/hoose Iyo NFD.

July 31, 2026
Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 17-02-1448-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 17-02-1448-Hijri.

July 31, 2026

Sawirro

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.

July 26, 2026
Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada