Zakariye Cumar Saalax oo ku magac dheeraa Cuthmaan waa amiirkii hoggaaminayay raggii Inghimaasiyiinta ahaa ee weeraray dhismaha Godka Jilicoow ee magaalada Muqdisho, howlgalkaas oo loogu magac daray u gargaaridda kuwa dulman, ayaa Allaah fadligiis lagu xoreeyay maxaabiis badan oo muslimiin ah oo murtadiinta ay si dulmi ah ugu haysteen Godka Jilicoow.
Walaalkeen Inghimaasi Zakariye oo ka tirsanaa guutada ciziga iyo sharafka ee Itsish-haadiyiinta, ayaa ka dhashay beesha Dabarre gaar ahaan Mariire, wuxuuna ku dhashay degmada Diinsoor ee ka tirsan wilaayada Baay, wuxuu ka mid noqday raggii uu Allaah u doortay inay dhiiggooda ku xoreeyaan muslimiintii ku xirnayd xabsiga Jilicoow, sidoo kale walaalkeen ayaa intii uu howlgalku socday dhismaha xarunta Godka Jilicoow uga soo bishaareynayay bulshada wilaayaadka islaamiga ah oo si toos ah howlgalkaasi uga dhagaysanayay warbaahinta islaamiga.
Walaalkeen ayaa inta uusan u dhaqaaqin howlgalkiisa, waxa uu ka tagay dardaaran dhaxalgal ah, waxaana baahisay idaacadda islaamiga ah ee Al-andalus.
Halkan Ka Dhagayso Dardaaranka Ighimaasi Cismaan.