Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Xogo Hor Leh Oo Kasoo Baxaya Kulankii Dhawaan Addis-ababa Ku Dhex-maray Abiy Iyo Cirro.
  • Allposts
  • Warar

Xogo Hor Leh Oo Kasoo Baxaya Kulankii Dhawaan Addis-ababa Ku Dhex-maray Abiy Iyo Cirro.

October 23, 2025

Tan iyo markii madaxa maamulka Somaliland C/Raxmaan-Cirro uu dhawaan kasoo laabtay socdaalkiisii ugu horreeyey ee uu ku tago Itoobiya oo xogtiisa aad loo ilaaliyay, ayaa waxaa soo baxaya macluumaad hor leh oo iftiiminaya waxyaabihii looga hadlay kulan dhex-maray Murtad Cirro iyo gaal Abiy Axmed.

Warbaahinta Al-Jaziira oo soo xiganaysa warbixin uu qoray The African Report oo ah wargeys caalamiya oo laga leeyahay dalka Faransiiska, diiraddana saara Arrimaha Afrika, ayaa sheegtay in safarkii Cirro todobaadkii hore ku tagay Addis Ababa uu daarranaa soo noolaynta xiriirka labada dhinac oo muddo bilooyin ah ku jiray hakad diblomaasiyadeed kadib markii uu burburay heshiiskii ku saabsanaa marin-biyoodka ee murtad Muuse Biixi uu la galay R/wasaaraha Itoobiya Gaal Abiy Axmed.

Kulan fool-ka-fool ah oo Murtad C/Raxmaan-Cirro la yeeshay Gaal Abiy Axmed iyo masuuliyiin kale oo ka tirsan xukuumadda Addis Ababa ayaa sida ay warbixintu sheegtay si guud loogu gorfeeyey Arrimaha iskaashiga amniga iyo fursadaha dhaqaale ee labada dhinac.

Wada-hadalkan ayaa waxa kale oo looga hadlay sidii loo kala saxiixan lahaa heshiis ku saabsan sidii Gaasta dabiiciga ah ee kasoo baxda dhulka Soomaali-galbeed ee ku hoos-jira gumaysiga Itoobiya looga dhoofin lahaa dekedda Berbera, sida uu sarkaal sare oo ka tirsanaa weftiga Somaliland uu u sheegay joornaalka The African Report.

Warbixintan ay soo xigatay Al-Jaziira ayaa sidoo kale lagu sheegay in Somaliland ay raadinayso heshiis ku saabsan sidii deggaannada uu ka arrimiyo maamulkaasi loosoo gaarsiin lahaa korontada laga dhaliyo biyo-xireenka uu maranka badan ka taagan yahay ee Al-Nahda oo dhawaan ay xariga ka jartay dawladda Xabashida Itoobiya.

Falanqeeyayaal ay warbixintu soo xigatay ayaa aaminsan in dekedda Berbera ay weli ay tahay qodobka ugu weyn ee ku jira ajandaha wada-hadalka dhaqaale ee labada dhinac, balse ay sidoo kale ku duuggan tahay ujeeddo ballaaran oo ah raadinta aqoonsi rasmi ah oo uu helo maamulka Somaliland.

Inkasta oo booqashada Cirro ee Addis Ababa ay la socotay mala-awaal ah in mar kale la soo celin karo arrinta aqoonsiga ee Itoobiya, ayaa mas’uul ka tirsan Somaliland uu The African Report u xaqiijiyay in wax khilaaf ah aan lagu soo hadal-qaadin kulankaasi, isla markaana arrinta aqoonsiga aan si toos ah loogu falanqayn kulankaasi.

Getachew Reda, oo ah la-taliyaha R/wasaaraha Itoobiya ee arrimaha Afrika, ayay warbixintu xustay in dabayaaqada bishii hore uu sheegay in dalkiisa Itoobiya uusan noqon doonin kan ugu horreeya ee aqoonsada Somaliland, mana noqon doono kan saddexaad ayuu yiri, waxaanu soo jeediyey in marka hore Maraykanku aqoonsado Somaliland, kadib iyaguna ay ku xigi doonaan.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dhagayso Andalus Podcast: Laba Sano Kaddib Howlgalkii Duufaanta Al-aqsaa.
Next: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -01-05-1447 Hijri.

Related Stories

Ciidamada Itoobiya Oo Lacago Baad Ah Kusoo Rogay Xoolo-dhaqatada Duleedka Jigjiga.
  • Allposts
  • Warar

Ciidamada Itoobiya Oo Lacago Baad Ah Kusoo Rogay Xoolo-dhaqatada Duleedka Jigjiga.

April 21, 2026
Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -04-Dulqicdah-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -04-Dulqicdah-1447-Hijri

April 21, 2026
Saraakiisha Maamulkii Laftagareen Oo Ku Goodiyay Inay Weerari Doonaan Baydhaba.
  • Allposts
  • Warar

Saraakiisha Maamulkii Laftagareen Oo Ku Goodiyay Inay Weerari Doonaan Baydhaba.

April 21, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada