Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Baarlamaanka Jabuuti Oo Meesha Ka Saaray Qodob Dabrayay Ismaaciil Cumar Geelle.
  • Allposts
  • Warar

Baarlamaanka Jabuuti Oo Meesha Ka Saaray Qodob Dabrayay Ismaaciil Cumar Geelle.

October 27, 2025

Golaha dawaaqiidda ee dawladda Riddada Jabuuti ayaa shalay dabarkii u dambeeyey ka furtay madaxweynaha dalkaasi murtad Ismaaciil Cumar Geelle, kadib markii ay cod aqlabiyad ah ku ansixiyeen wax-ka-beddel ay ku sameeyeen dastuur-gaalleedka ay samaysteen oo meesha looga saaray xaddidaaddii dhinaca da’da ee tilmaamaysa in qof ka weyn 75 sano uusan madaxweyne u tartami karin.

Murtad Ismaaciil Cumar Geelle oo haatan da’diisa lagu sheegay 77 sano jir, ayuu isbeddelkani u sahlayaa in mar kale uu isku soo sharrixi karo doorashada madaxtooyada ee dalka Jabuuti, taas oo qabsoomiddeeda la sheegay in loo asteeyey bisha Afraad ee 2026.

Wakaaladda Wararka AFP ayaa sheegtay in isbeddelkani uu qayb ka yahay qorshe ballaaran oo xukuumadda Jabuuti ay ku doonayso in ay ku cusboonaysiiso nidaamka doorashooyinka, inkastoo mucaaradka iyo ururrada sheegta inay u dooddaan xuquuqda aadanaha ay tallaabadan ku tilmaameen mid lagu sii adkaynayo xukunka Murtad Geelle oo talada haya tan iyo 1999-kii, xilligaas oo xilka uu kala wareegay Xasan Guuleed Abtidoon oo ahaa madaxweynihii u horreeyey ee dalka Jabuuti.

Afhayeenka Baarlamaanka dalkaasi murtadka lagu magacaabo Dilleyta Maxamed Dilleyta oo ah nin kasoo jeeda qoomiyadda Canfarta, ayaa difaacaya isbedelken loogu danaynayo Ismaaciil Cumar Geelle, waxaanu tilmaamay inuu yahay mid lama huraan u ah wax uu ku sheegay ilaalinta xasiloonida gobolka.

Sidoo kale madaxweynaha Jabuuti ayaa dhowaan sheegay in isbeddelka dastuurka uu muhiim u yahay wax uu ku sheegay xasilloonida iyo horumarka qaranka, balse dhaleeceyn xooggan ayaa kasoo yeertay dhinacyada mucaaradka oo ku doodaya in arrintani ay meesha ka saarayso tartan siyaasadeed oo xor ah.

Horaantii sanadkan, wareysi uu siiyay majaladda Jeune Afrique (Jeenafriik), Geelle ayaa si cad u sheegay in aysan qorshaha ugu jirin inuu xukunka ka tago. Waxaanu isagoo arrintan ka hadlaya uu yiri “Waxa kaliya ee aan kuu sheegi karo ayaa ah in aan dalkayga aad u jeclahay, taasoo aanan u oggolaanayn in aan galo tallaabo aan laga fiirsan oo keeni karta kala-qaybsanaan.”

Isbeddelkan ayaa la rumeysan yahay inay dhabbaha u xaarayo in Murtad Geelle uu mar-lixaad isku caano-shubo kursiga madaxtooyada, oo muddo fara badan uu kusoo amar-ku-taaglaynayay, isagoo dhibaatooyin ay ka mid yihiin dil, dhac, xarig, caga-juglayn iyo masaafurin ku hayay shacabka muslimiinta ah ee reer Jabuuti.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -05-05-1447 Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -05-05-1447 Hijri.

Related Stories

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 10-11-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 10-11-1447-Hijri.

April 27, 2026
Daawo Muuqaallo Cusub Oo Ay Baahisay Kataa’ib Al-ikhbaariyah.
  • Allposts
  • Maqal & Muuqaal

Daawo Muuqaallo Cusub Oo Ay Baahisay Kataa’ib Al-ikhbaariyah.

April 27, 2026
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -10-11-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -10-11-1447-Hijri

April 26, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada