Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Deni Oo Kala Diray Maxkamadda Ashahaada La Dirirka Maamulkiisa Kuna Tilmaamay Mid Caddaaladda Ka Fog.
  • Allposts
  • Warar

Deni Oo Kala Diray Maxkamadda Ashahaada La Dirirka Maamulkiisa Kuna Tilmaamay Mid Caddaaladda Ka Fog.

October 29, 2025

Maamulka Riddada ah ee isku magacaabay Puntland ayaa kala diray mid kamida hay’adihiisa ashahaadda ladirirka ah ee ugu dambiyada badan xilli maamulkan uu wajahayo culeyso dhaqaale oo aad uxooggan.

Wareeegto kasoo baxday xafiiska Saciid Cabdullaahi Deni hoggaamiyaha maamulka riddada Puntland ayaa lagu sheegay in lakala diray oo labaabi’iyay waxa loogu yeero maxkamadda darajada 1aad iyo dembiyada culus.

Qoraalka kasoo baxay Deni ayaa lagu sheegay in sababta loo kala diray ay tahay cadaalad darro,musuq maasuq iyo xilgudasho la’aan hareeyay mas’uuliyiinta maxkamadda.

Saciid Deni ayaa sheegay in garsoorayaasha maxkamaddan ay ahaayeen kuwa ku dhaqmayay cadaalad darro islamarkaana ay soo gaareen cabashooyin tirabeel ah oo ku aaddan xukunno ay rideen.

Maxkamad ku sheegtan oo ay maalgelinayeen sirdooonnada shisheeye ayaa marwalba soo saari jirtay xukunno gardarra ah oo farayay in lalaayo maxaabiista ku xiran xabsiyada magaalooyinka Garowe iyo Boosaaso.

Sidoo kale maxkamaddan uu Saciid Deni kala diray ayaa bilihii ugu dambeeyay ridday xukunno murun badan dhaliyay oo ka dhan ah dadka shacabka ah gaar ahaan ganacsatada iyo culimaa’udiinka.

Tan iyo markii uu xilka qabtay Saciid Deni ayuu maxkamaddan ka dhigtay kawaan uu ku gummaado shacabka iyo dadka diidan maamulkiisa, dadka odorosa arrimaha siyaasadda maamulka asha-haadda ladirirka Puntland ayaa aaminsan in tallaabadan uu qaaday hoggaamiyaha maamulka fadhigiisu yahay Garowe uu uga gol-leeyahay sidii uu isaga dejin lahaa cadaadisyada faraha badan ee uga imaanaya qeybaha kala duwan ee bulshada.

Sidoo kale waxaa larumeysanyahay in uu bixin waayay lacagaha tobanaanka kun ee dollar ah ee ku baxa garsoorayaasha murtadiinta maxkamaddan ashahaadda ladirirka ah waxaa kale oo jira warar sheegaya in maleeshiyaadka Mareykanka tababaro ee PSF-ta ay lawareegeen maamulka maxkamadda ayna ku fushadaan danahooda gaarka ah.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Qarax Khasaare Dhaliyay Oo Ka Dhacay Duleedka Magaalada Muqdisho.
Next: Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 07-05-1447-Hijri.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -04-Dulqicdah-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -04-Dulqicdah-1447-Hijri

April 21, 2026
Saraakiisha Maamulkii Laftagareen Oo Ku Goodiyay Inay Weerari Doonaan Baydhaba.
  • Allposts
  • Warar

Saraakiisha Maamulkii Laftagareen Oo Ku Goodiyay Inay Weerari Doonaan Baydhaba.

April 21, 2026
Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 04-11-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 04-11-1447-Hijri.

April 21, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada