Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Eritrea Oo Markale Jawaab Kulul Ka Bixisay Sheegashada Itoobiya Ee Dekedda Casab.
  • Allposts
  • Warar

Eritrea Oo Markale Jawaab Kulul Ka Bixisay Sheegashada Itoobiya Ee Dekedda Casab.

November 3, 2025

Xilli dawladda Xabashida Itoobiya ay xoojisay damaceeda badeed isla markaana ay sii laba-jibbaartay dedaalladeeda ku aaddan arrintaasi ayaa dawladda Eretariya ay mar kale ku celisay mawqifkeeda iyo go’aannada masiiriga ah ee saamaynta ku leh xeebaheeda.

Wasaaradda Warfaafinta Eritrea ayaa qoraal ay kusoo daabacday mareegteeda ku sheegtay in usbuucyadan u dambeeyey ay soo yeerayeen eedaymo aanay waxba ka jirin iyo xogo khaldan oo lagu marin-habaabiyo taariikhda Eretariya iyo guud ahaan Geeska Afrika.

Qoraalka ayaa lagu caddeeyey in Eratariya ay tahay dal-xeebeed madax-bannaan, dekedaheeduna ay yihiin hanti qaran oo lama-huraan ah. Sidaas darteed, marnaba ma ogolaan karno ayaa lagu yiri qoraalka, faro-gelin kasta oo dibadeed ama cadaadis lagu doonayo in lagu wiiqo madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Eretariya.

Wasaaradda Warfaafintu waxay sheegtay in Eratariya ay marar badan ku cel-celisay in dekeduhu ay yihiin arrin ganacsi iyo horumarineed, balse aysan ahayn arrin siyaasadeed ama ciidan. Waxaana lama huraan ah ayay tiri in la kala saaro sheegashooyinka gacan-ku-rimiska ah iyo xaqiiqada dhabta ah ee jirta.

“Mar walba waa cad yahay mawqifka Eretariya, wax gorgortan geli karana ma aha…” ayaa lagu yiri qoraalka kasoo baxay wasaaradda warfaafinta, oo sidoo kalena ka digtay warar been abuur ah iyo sheekooyin la sameeyay oo ka dhan ah ayay tiri, fahamka dhabta ah ee Geeska Afrika.

Xiisada u dhaxeysa Eratariya iyo Itoobiya ayaa ka sii dareysay bilihii lasoo dhaafay. Usbuucii hore ayaanay ahayd markii Abiy Axmed uu si rasmi ah baarlamaanka Itoobiya uga hor sheegay in dekedda Casab sifo sharci-darro ah loogu wareejiyay Eritriya, isla markaana haatan ay ka shaqaynayaan qorshihii ay kusoo ceshan lahaayeen.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 12-05-1447-Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -12-05-1447 Hijri.

Related Stories

Kenya Oo Nairobi Kasoo Tarxiishay Wasiir Katirsan Kooxda Gurguurte Oo Boorsooyin Lacag Ah Watay.
  • Allposts
  • Warar

Kenya Oo Nairobi Kasoo Tarxiishay Wasiir Katirsan Kooxda Gurguurte Oo Boorsooyin Lacag Ah Watay.

July 28, 2026
Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 14-02-1448-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 14-02-1448-Hijri.

July 28, 2026
Weerar Askar Looga Dilay Maleeshiyada Axmed Madoobe Oo Ka Dhacay Jubbada Hoose.
  • Allposts
  • Warar

Weerar Askar Looga Dilay Maleeshiyada Axmed Madoobe Oo Ka Dhacay Jubbada Hoose.

July 28, 2026

Sawirro

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.

July 26, 2026
Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada