Howlgal qorshaysan oo duhurnimadii maanta ciidamo ka tirsan Xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab ka fuliyeen inta u dhaxaysa deegaanka Buufow iyo degmada Jannaale ee wilaayada Sh/hoose, waxaana halkaas ka dhashay khasaare soo gaaray murtadiinta.
Inta la xaqiijiyay howlgalkan qorsheysan ee ka dhacay Sh/hoose, waxay ciidamada mujaahidiintu ku dhaawaceen hal askari oo murtad ah, waxaa sidoo kale howlgalkaas ciidamada mujaahidiintu kusoo qaniimeysteen mooto ay wateen maleeshiyada Riddada.
Dhanka kale, waxay ciidamada mujahidiinta howlgal qarax ah ku weerareen fariisin maleyshiyaadka Riddada ay kaga sugnaayeen gudaha degmada Afgooye ee isla wilaayada Sh/hoose, waxaana qaraxaasi ku dhintay ugu yaraan askari murtad ah.