Bogga Calamadu wuxu bilaabay in uu idiin soo gudbiyo diiwaan cusub oo ku saabsan gabayada Jihaadka ee ay baahiso idaacadda Al-andalus, gabayadaas oo abwaanadu ay ku cabirayaan jihaadka socda iyo guud ahaan in la taageero Islaamka iyo Muslimiinta.
Gabayga 42 aad ee aan idiin soo gudbinaynaa waa gabay qiimo badan oo magaciisa la yiraahdo Gumaysi diid, Abwaanku gabayga wuxu si ba’an ugu weerarayaa gaalada gumaysiga ku joogta dalka .
Kusoo dhawaada gabayga.
Halkan ka dhagayso: Diiwaanka Gabayada Idaacadda Andalus (Gabayga 42,aad)