Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin ee ka howlgala wilaayada Banaadir, waxay dagaal culus oo toos ah ku qaadeen xero ciidan oo kuffaarta Kenya ay ku leeyihiin duleedka magaalada Burraa ee degmada Faafi ee gobolka Gaarissa ee ku hoos jira gumeysiga saliibiyiinta Kenya.
Dagaalka dagaalka ah inta uu socday waxay ciidamada mujaahidiintu garneellada garbaha laga rido la heleen gaadiid ciidamada kuffaarta kenya xerada u dhex yiillay, dab xooggan ayaana qabsaday gaadiidka, sidoo kale waxaa gubatay teendho sahay ugu jirta kuffaarta Kenya.
Weerarkan ayaa kusoo beegmaya xilli howlgal qarax ah oo lala eegtay ciidamo Kenyan ah oo ku socdaalayay inta u dhaxaysa magaalooyinka Gaarissa Iyo Dhadhaaab uu ku dhintay hal askari oo Kenyaan ah halka lagu gubay gaari Langrisser ah.
Dhanka Banaadir, waxay ciidamada mujaahidiintu saacadihii lasoo dhaafay howlgal qarax ah la beegsadeen fariisin ciidan oo maleeshiyaadka murtadiinta ku leeyihiin xaafadda Dayax ee degmada Hilwaa ee magaalada Muqdisho.