Mu’assasada Al-kataa’ib ayaa baahisay sawirro cusub oo soo bandhigaya weerarka cagmarinta ah ee saaka ciidamada mujaahidiintu kula wareegeen gacan ku haynta deegaanka jaziiradda Kudhaa ee muhiimka ah, waxaad sawirrada ku arki kartaa sida ay wax uga dhaceen jasiiradda Kudhaa.
Waxaad sawirradan oo ah kuwa horudhac u ah jabkii maleeshiyada Axmed Madoobe saaka loogu gaystay jaziiradda Kudhaa ku daawan kartaa sida mujaahidiintu cagta u mariyeen difaacyadii murtadiinta ulana wareegeen gacan ku haynta deegaankaasi iyo sidoo kale maydadka maleeshiyada Riddada.
Halkan Ka Degso Sawirrada Oo PDF Ah.
