Maxkamadda ku dhaqanka shareecada islaamka ee wilaayada islaamiga Baay, ayaa fagaare kuyaal degmada Buulo-fulaay xaddu Riddo dil ah ku fulisay afar jawaasiis ah oo la shaqeynayay sirdoonnada saliibiyiinta Maraykanka, Itoobiya iyo murtadiinta, kuwaas oo cadowga kusoo hogaamiyay dadka muslimiinta ee ku dhaqan deegaannada lagu maamulo shareecada islaamka.
Boqollaal ka mid ah bulshada ku dhaqan degmada Buulo-fulaay ayaa usoo daawasho tagay fulinta xadkan ka midka ah xuduuda Allah ee lagu fuliyay jawaasiista Maraykanka Itoobiya iyo murtadiinta, waxaana ugu dambayn goobta laga akhriyay dacwadda lagu soo oogay jawaasiita iyo qiraallada ay bixiyeen.
Halkan Ka Dhagayso Warbixin Ku Saabsan Xadka Buulo-fulaay.