Ciidamada mujaahidiintu waxay saacadihii lasoo dhaafay howlgal qarax ah ka fuliyeen gudaha deegaanka Mubaarak ee wilaayada Sh/hoosem kaasi oo lala beegsaday ciidamo ka tirsan kuffaarta Yugaandha iyo maleeshiyaadka kooxda Riddada Soomaaliya.
Howlgalka qaraxa ah ayaa Allaah fadligiis u dhacay sidii loo qorsheeyay, waxaana inta la hubiyay dhanka ciidamada kuffaarta Uganda kaga dhintay weerarka ugu yaraan 1 askari, halka mid kalena uu dhaawac soo gaaray, waxaa sidoo kale howlgalkan dhanka murtadiinta kaga dhaawacmay ugu yaraan saddex askari.
Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin waxay howlgalkan sidoo kale ku gubeen gaari uu saarnaa qori shilke ah, waana mid ka mid ah howlgallada ciidamada mujaahidiintu maalmihii u dambeeyay ka wadeen Sh/hoose oo lagu beegsanayay saliibiyiinta Yugaandha iyo maleeshiyada Riddada.