Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin ee ka howlgala wilaayaadka Baay, Bakool, Sh/hoose iyo Gedo, waxay saacadihii lasoo dhaafay fuliyeen howlgallo kala duwan oo lagu naafeeyay ciidamada kuffaarta Afrikaanta iyo maleeshiyaadka murtadiinta, waxaana mid ka mid ah weeraradaasi lagu beegsaday xerada ciidanka saliibiyiinta xabashida Itoobiya ee degmada Diinsoor ee wilaayada Baay.
Dhanka Bakool, waxay ciidamada mujaahidiintu weerareen fariisimaha iyo saldhigga maleeshiyaadka Riddada kaga suganyihiin degmooyinka Xudur iyo Waajid, waxaana halkaas ka dhacay dagaallo culus oo la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan.
Sidoo kale, waxay ciidamada mujaahidiintu weerar abaabulan ku ekeeyeen xerada ciidamada kuffaarta Afrikaanta ee degmada Qoryooley, dhawaqa hubka noocyadiisa kala duwan ee dagaalka la isku adeegsanayay ayaa laga maqlayay magaalada iyo hareeraheeda.
Dhanka Gedo, waxay ciidamada mujaahidiintu saacadihii lasoo dhaafay dagaal culus ku mireen xerada maleeshiyada murtadiinta ee WFP ee kutaal degmada Garbahaarey ee wilaayada Gedo, waana mid ka mid ah howlgallada ciidan ee ay mujaahidiintu ku beegsadaan murtadiinta ku sugan gobolkaasi.