Mu’assasada Al-kataa’ib oo ah garabka warbaahineed ee mujaahidiinta Al-shabaab, ayaa goordhow baahisay kalimad muhiim ah oo uu jeediyay Sheekh Abuu Cabdiraxmaan Mahad Warsame Allaah ha xifdiyee, kalimadda uu sheekhu jeedinayo oo la dhagaysan karo inka badan 15 daqiiqo ayaa cinwaan looga dhigay ﴾إِن يَنتَهُوا يُغْفَرْ لَهُم مَّا قَدْ سَلَفَ﴿.
Halkan Ka Degso Kalimadda Sheekh Abuu Cabdiraxmaan.
Halkan Ka Dhagayso Kalimadda Sh Abuu Cabdiraxmaan.
Halkan Ka Dhugo Kalimadda Sheekh Abuu Cabdiraxmaan.