Ciidanka Shabaabul Mujaahidiin ee ka howlgala dhulka NFD oo ka mid ah dhulalka muslimiinta ee ay Kenya xoogga ku haysato, waxay howlgal qarax ah la beegsadeen gaari Kooyal ah oo la socdeen maleeshiyaad murtadiin Soomaali ah oo ay sameysatay dowladda saliibiyadda Kenya.
Qaraxa ayaa si gaar ah uga dhacay duleedka degmada Ceel-qaalow ee gobolka Mandheera ee ku hoos jira gumeysiga kuffaarta Kenya, waxaana ku dhaawacmay 3 murtad oo mid sarkaal ciidan yahay, kaasoo ah taliyaha maleeshiyaadka murtadiinta ee deegaanka Elele sarkaalkaas oo lagu magacaabo Xuseen Afaanboore, halka gaariga Kooyalka ahna uu gubtay.
Dhanka kale, waxay ciidamada mujaahidiintu saacadihii lasoo dhaafay dagaal culus oo toos ah ku ekeeyeen isbaaro maleeshiyaadka murtadiinta ah u tiillay duleedka degmada Buulo-mareer, weerarkan waxaa lagu dilay askari murtad ah, halka mid kalena lagu dhaawacay.