Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin ee ka howlgala wilaayada Sh/hosoe, waxay saacadihii lasoo dhaafay weeraro kala duwan ku beegsadeen maleeshiyaadka murtadiinta iyo ciidamada kufaarta Yugaandha, mid ka mid ah howlgalladaas oo loo adeegsasday qarax ayaa si gaar ah loola beegsaday maleeshiyo murtadiin ah oo ku qayilayay guri kuyaal degmada Qoryooley.
Weerarkan inta la hubiyay waxaa lagu dilay hal askari oo murtad ah, halka sidoo kale ciidamada mujaahidiintu ay ku dhaawaceen askari kale oo murtad ah.
Howlgalka labaad oo saacadihii lasoo dhaafay dhacay, waxay ciidamada mujaahidiintu ka fuliyeen gudaha degmada Afgooye, waxaana Allaah fadligiis lagu dilay murtad lagu magacaabi jiray Mahad Cusmaan (Biriqzam) oo ahaa askari ka tirsan maleeshiyaadka Riddada.
Weeraradan ayaa kusoo beegmaya xilli ciidamada mujaahidiintu weerar madaadiic ah ku qaadeen ciidamo ka tirsan kufaarta Yugaandha oo ku sugan xero ay ka sameysteen deegaanka Mubaarak ee isla Sh/hoose, waxayna madaafiicdu ku dhaceen gudaha xerada, sidaas oo kale waxay mujaahidiintu weerar ugu ekeeyeen isbaaro maleeshiyada Riddada ah u tiillay afaafka hore ee degmada Qoryooley.