Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Akhriso Xogta Weerarka Madaafiicda Ah Ee Uu Ka Badbaaday Xasan Gurguurte.
  • Allposts
  • Warar

Akhriso Xogta Weerarka Madaafiicda Ah Ee Uu Ka Badbaaday Xasan Gurguurte.

April 4, 2026
Waa Sawirka Murtad Xasan Gurguurte Oo Lala Cararayo

Wararka ka imaanaya gobolka Baay, ayaa sheegaya in ciidamada mujaahidiintu weerar culus lagu qaadeen garoonka diyaaradaha magaalada Baydhabo, xilli halkaas ay ku sugnaayeen madaxda ugu sarraysa kooxda Riddada.

Jugta qaraxyo waaweyn, ayaa laga maqlay gudaha garoonka waxaana halis galay Xasan Gurguurte madaxa kooxda Riddada Soomaaliya.

Tira hoobiyaal ah, ayaa ku hoobatay gudaha garoonka diyaaradaha waxaana la arkayay Murtad Gurguurte oo ay lacararayaan maleeshiyaadka Murtadiinta ee ilaalada ka hayay wafdigiisa.

Khal-khal iyo qoob gariir, ayaa laga dareemayay Xasan Gurguurte oo isagoo anfariirsan lagula cararay gaadiid nuuca xabaddu karin, waxaana lageeyay saldhigga ciidanka xabashida Itoobiya ee magaalada Baydhabo.

Muuqaal lagu baahiyay baraha bulshada, ayaa muujinayay madaxa kooxda Riddada oo hareerahiisa ay ku dhacayaan madaafiicda hoobiyaasha.

Fiidiyowga waxaa lagu dhax arkayaa saraakiisha ammaanka murtad Gurguurte oo amraya in uu goobta ka cararo isaga iyo wafdigiisa la socday, waxaana lamaqlayaa iyagoo oranaya “Lugta fura” oo ay ulajeedaan cagihiina uga baxsada madaafiicda.

Isbuucii lasoo dhaafay ayay maleeshiyaadka kooxda Riddada oo ay taageerayaan diyaaradaha Turkiga waxay lawareegeen magaalada Baydhabo iyagoona ka adkaaday maleeshiyaad daacad u ahaa Cabdicasiis Laftagareen hoggaamiyihii hore ee maamulka ashahaadda ladirirka koonfur-galbeed.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Raad-raaca Toddobaadka 16-Shawaal-1447-Hijri.
Next: Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 16-10-1447-Hijri.

Related Stories

Diyaaradaha Turkiga Oo Qayb Ka Noqday Dhul-boobka Gurguurte Ka Wado Muqdisho.
  • Allposts
  • Warar

Diyaaradaha Turkiga Oo Qayb Ka Noqday Dhul-boobka Gurguurte Ka Wado Muqdisho.

August 23, 2026
Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -10-Rabiicul-awal-1448-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -10-Rabiicul-awal-1448-Hijri.

August 23, 2026
Aadan Madoobe Oo Digniin U Diray Maleeshiyada Laftagareen.
  • Allposts
  • Warar

Aadan Madoobe Oo Digniin U Diray Maleeshiyada Laftagareen.

August 23, 2026

Sawirro

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.

August 3, 2026
Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.

August 1, 2026
Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.

July 26, 2026
Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada