Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Qorshe Lagu Joojinayo Colaadda Ka Taagan Bariga Dhexe Oo Socda.
  • Allposts
  • Warar

Qorshe Lagu Joojinayo Colaadda Ka Taagan Bariga Dhexe Oo Socda.

April 6, 2026

Ilo-wareedyo kala duwan oo la hadlay wakaaladda wararka Reuters ayaa sheegaya in la diyaariyey qorshe cusub oo lagu soo afjarayo dagaalka u dhexeeya Iran iyo Mareykanka, kaas oo la filayo inuu dhaqan galo isla maanta haddii dhinacyadu isku raacaan .

Xogaha ayaa tibaaxaya  in Pakistan ay diyaarisay qorshahan, isla markaana loo gudbiyay labada dhinac habeenkii xalay. Qorshahan ayaa ku dhisan laba marxaladood oo kala ah: in marka hore si degdeg ah loo joojiyo xabbad-joojinta, kadibna loo gudbo heshiis dhammeystiran oo lagu xallinayo khilaafka.

Qorshaha heshiiska kama dambaysta ah ayaa la sheegay inuu ka koobanyahay qodobo muhiim ah oo ay ka mid yihiin in Iran ay ka tanaasusho hubka nukliyeerka, in laga qaado cunaqabateynta saaran, iyo in dib loo siidaayo hantideeda la xayiray. Sidoo kale, qorshuhu wuxuu horseedi doonaa in si degdeg ah dib loogu furo marinka istiraatiijiga ah ee  Hormuz.

Sida laga soo xigtay  Reuters, haddii la gaaro heshiis hordhac ah maanta, waxaa la qorsheynayaa in heshiis buuxa lagu dhameystiro muddo u dhaxeysa 15 ilaa 20 maalmood gudahood.

Dhanka kale, taliyaha ciidanka Pakistan Caasim Muniir ayaa la sheegay inuu xiriirro kala duwan la sameeyay masuuliyiin sare oo ay ka mid yihiin ku-xigeenka madaxweynaha Mareykanka J.D. Vance, ergayga Mareykanka Steve Witkoff, iyo wasiirka arrimaha dibadda Iran Abbas Araqchi, si loo fududeeyo wada-hadallada.

Wararka ayaa sidoo kale tilmaamaya in Pakistan ay noqotay marinka kaliya ee isgaarsiineed ee labada dhinac, iyadoo la filayo in kulamada ugu dambeeya ee fool-ka-foolka ah lagu qabto caasimadda Islamabad.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -18-Shawaal-1447-Hijri
Next: Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -18-10-1447 Hijri.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -24-Muxarram-1448-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -24-Muxarram-1448-Hijri.

July 9, 2026
Sarkaal Ka Tirsan Kooxda Gurguurte Oo Lagu Eedeeyay Boobka Suuqa Hilibka Bakaaraha.
  • Allposts
  • Warar

Sarkaal Ka Tirsan Kooxda Gurguurte Oo Lagu Eedeeyay Boobka Suuqa Hilibka Bakaaraha.

July 9, 2026
Dhagayso Andalus Podcast: Sheekh Cabduwali Muudeey Iyo Cudurada Ruuxiga.
  • Allposts
  • PODCASTS

Dhagayso Andalus Podcast: Sheekh Cabduwali Muudeey Iyo Cudurada Ruuxiga.

July 9, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada