Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin ee ka howlgala wilaayada islaamiga Baay, waxay maanta weerar qorsheysan ka fuliyeen agagaarka Maaya Fuulka ee duleedka magaalada Baydhaba ee xarunta gobolka Baay, halkaas oo lagu beegsaday maleeshiyada Riddada.
Howlgalka ayaa si gaar ah u beegsaday maleeshiyaad murtadiin ah oo watay laba gaari oo Cabdibile ah, waxaana halkaas dhimasho iyo dhaawac ku noqday maleeshiyada Riddada ee weerarka lagu beegsaday.
Inta la xaqiijiyay waxaa weerarkan lagu dilay 7 askari oo murtadiin ah, halka sidoo kalena lagu dhaawacay ilaa sagaal kale oo murtadiin ah, waxaana howlgalka lagu gubay gaari Cabdibile ah, hub kala duwan ayay ciidanka mujaahidiinta ku qaniimeysteen weerarka.
Dhanka kale, ciidamada mujaahidiintu waxay weerar qarax ah ku qaadeen guriga uu magaalada Diinsoor ka dagan yahay Taliyaha maleeshiyaadkaRiddada ee Daraawiishta Koonfur galbeed ee degmada Diinsoor, waxaana jira burbur soo gaaray guriga qaraxa lala eegtay.