Waxaa sii xoogaysanaya khilaafka ka taagan doorasho-ku-sheegta Riddada Soomaaliya, xilli wakhtigu uu kasii dhammaanayo isla markaana wax ka yar 40 cisho ay ka harsan tahay muddo-xileedka madaxa kooxda Villa Soomaaliya, murtad Xasan Sheekh Maxamuud.
Qabasahda doorasho ay ugu yeereen “qof iyo cod” ayay ku adkaysanaysaa kooxda Gurguurte, halka mucaaradka oo ay ku jiraan Puntland iyo Jubbaland ay iyaguna rabaan in dib loogu laabto nidaamkii hore ee dadbanaa ee lagu soo xulan jiray mas’uuliyiinta riddada Soomaaliya.
Is-mari-waagan oo haatan xarkaha goostay, ayaa wargeyska The Africa Report uu walaac xooggan ka muujiyey, isagoo xusay in dibu-dhac kasta oo ku yimaadda xilliga doorashada, ay sababi doonto qalalaase hor leh oo cagaha ay lasii galaan kooxaha is-haysta ee Riddada Soomaaliya.
Wargeysku waxa uu tilmaamay in kooxaha riddada ee ku muransan kursiga Villa Soomaaliya ay ku kor dagaallamayaan dadka rayidka ah xilli dalka ay ka jirto abaar baahsan oo khatar ku haysa malaayiin qof oo Soomaaliyeed, kuwaas oo macaluul darani ay soo food-saartay.
Waxa kale oo wargeysku ka sanqariyey in gebi ahaanba uu fashilmay mashruucii muddada labaatanka sano ah soo socday ee dhismaha nidaamka riddada Soomaaliya, isla markaana uu hoos-u-dhac ballaarani ku yimid taageeradii ka iman jirtay dalalka reer-galbeedka, gaar ahaan Mareykanka iyo Midowga Yurub.
Geesta kale wargeysku waxa uu ka dhawaajiyey horumarka ay ku tallaabsadeen geesiyada tawxiidka Bariga Afrika ee Mujaahidiinta Xarakada Al-Shabaab. Waxaanu qiray in sannadkii lasoo dhaafay oo kaliya ay la wareegeen dhul ballaaran kuna soo dabbaaleen ku-dhaqanka Shareecada Islaamka.