Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin, waxay saacadihii lasoo dhaafay dagaal culus oo toos ah ku qaadeen xerada ciidanka Kufaarta Kenya ee deegaanka Wal-mareer ee hoostaga degmada Faafi ee gobalka Gaarisa ee ku hoos jira gumeysiga Kufaarta Kenya.
Ilo wareedyo xog-ogaal ah, ayaa xaqiijiyay in dagaalu ahaa mid culus, waxaana jira khasaare nafeet iyo mid hantiyadeed oo Kufaarta Kenya lagu gaarsiiyay dagaalkaas.
Waxaana khasaaraha saliibiyiijta gaaray xaqiijinaya in diyaarado Helicopter ah, ay soo caga dhigteen xerada, waxayna halkaas ka daabuleen ciidamada saliibiyiinta Kenya ee dhimashada iyo dhaawaca ku noqday dagaalkaas.
Dhanka kale, waxaa xog dheeraad ah laga helayaa khasaaraha saliibiyiinta Kenya lagu gaarsiiyay dagaal maalmo ka hor ciidamo ka tirsan mujaahidiintu ku qaadeen xerada Kufaarta Kenya ee deegaanka Dhiciso oo ah deegaan hoostaga magaalada Gaarisa ee gobalka Gaarisa ee ku hoos jira gumeysiga Saliibiyadda Kenya.
Dhimashadu waa laba askari oo Kufaarta Kenya ah, halka dhaawacana uu yahay 2 askari kale oo isla Kufaarta Kenya ah.