Channelka Wararka ee Al-kataa’ib ayaa baahiyay muuqaallo cusub, mid ka mid ah ayaa lagu soo bandhigay kamiin maleeshiyaadka murtadiinta ah loogu dhigay duleedka magaalada Baydhaba ee wilaayada Baay, halka muuqaalka oo ah qaybta 3-aad muuqaallo lagu soo bandhigayo gurmad mujaahidiintu u sameeyeen dadka abaaruhu saameeyeen, gaar ahaan waxaa qaybtan lagu soo bandhigay gurmad la gaarsiiyay dadka ku dhaqan Sh/dhexe.
Halkan Ka Degso Muuqaalka Kamiinka.
Halkan Ka Degso Muuqaalka Gurmadka.