Xafiiska warfaafinta ee Xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab, ayaa baahiyay warsaxaafadeed muhiim ah oo cinwaankiisu yahay ‘Kaalinta Qarsoodiga ah ee Kaniisadaha Kirishtaanku Ku Leeyihiin Dalka’, kaas oo lagu ballanqaaday in mu’assasada Al-kataa’ib soo bandhigi doonto filim Decomenteri ah oo ka kooban lix qaybood, oo falanqaynaya kaalinta qarsoodiga ah ee ay kaniisadaha kirishtaanku ku leeyihiin siyaasadda Soomaaliya iyo xariirka daahsoon ee ka dhaxeeya madaxda maamulada riddada iyo kaniisadaha reer galbeedka.
Halkan Ka Degso Warsaxaafadeedla. Ama Hoos Ka Akhriso.
War_Saxaafadeed_Al_Kataib_oo_Baahin_Doonta_Dokumentari_Cusub_2026