Ciidamada Mujaahidiintu waxay saacadihii lasoo dhaafay weerar madaafiic ah ku qaadeen xerada maleeshiyaadka murtadiinta ay ka degganyihiin degmada Buulo-burte ee wilaayada Hiiraan, halkaas oo ay ku sugnaayeen maleeshiyo aad u badan, waxaana weerarkan lagu dilay hal askari oo murtad ah, laba kalena dhaaawacyo ayaa soo gaaray.
Dhanka kale, howlgal qarax ah oo ciidamada Mujaahidiintu ka fuliyeen gudaha degmada Jannaale, ayaa lala eegtay goob ay ku sugnaayeen maleeshiyada Riddada, waxaana qaraxaasi ku dhaawacmay hal askari murtad ah.
Sidoo kale, ciidamada Mujaahidiintu waxay saacadihii lasoo dhaafay dagaal culus oo toos ah ku qaadeen saldhigga ciidamada Kuffaarta Afrikaanta, gaar ahaan kuwa Yugaandha kaga suganyihiin degmada Jannaale.