Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab, waxay saacadihii lasoo dhaafay dagaal culus oo toos ah ku qaadeen xerada ciidamada Kufaarta Uganda ee degmada Jannaale, waxaana halkaas ka dhacay dagaal culus oo la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan.
Sidoo kale ciidamada Mujaahidiintu waxay saaka dagaal culus ku ekeeyeen saldhigga maleeshiyaadka murtadiinta ee degmada Jannaale.
Weeraradan waxay qayb ka yihiin howlgallada ciidan ee ay Mujaahidiintu ku beegsanayaan ciidamada kuffaarta Afrikaanta iyo maleeshiyaadka murtadiinta ee duullaanka ku ah ku dhaqanka shareecada islaamka iyo dadka muslimiinta ah.