Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho, ayaa sheegaya in maanta howlgal qarax ah oo ciidamada Mujaahidiintu la beegsadeen Bar Control oo maleeshiyaadka murtadiinta ah ay ku leeyihiin isgoyska Fagax ee gobolka Banaadir.
Howlgalka qaraxa ah, ayaa Allaah fadligiis u dhacay sidii loo qorsheeyay, waxaana inta la xaqiijiyay ku dhintay ugu yaraan laba murtad oo midi yahay taliyihii barta Koontarool ee ay ciidamada Mujaahidiintu qaraxa ku beegsadeen.
Sidoo kale howlgalkan qaraxa ah, waxaa ku dhaawacmay hal askari oo murtad ah, wuxuuna qayb ka yahay weerarada Mujaahidiintu ku beegsanayaan saliibiyiinta iyo murtadiinta.