Ciidamo ka tirsan Shabaabul Mujaahidiin ayaa maanta weerar culus oo kamiin ah u dhigay maleeshiyaad murtadiin ah oo dhaq-dhaqaaqyo ciidan ka waday duleedka deegaanka Mubaarak ee wilaayada Sh/hoose, waxaana weerarkaasi lagu dilay weerarkaasi ilaa laba askari oo murtadiin ah oo ay maydadkooda murtadiinta kaga carareen goobta dagaal.
Maleeshiyaadka murtadiinta ee weerarkan lagu dilay ayaa lagu kala magacaabi jiray Cilmi Sheekeeye iyo Mahad CM, sidoo kale waxaa howlgalkaas lagu dhaawacmay 2 kale oo isla Riddada ah, halka lagu soo qaniimeystay qori AK-47 ah iyo qori PKM ah.
Isla Sh/hoose, Qarax saacadihii lasoo dhaafay ciidamada Mujaahidiintu ay ka fuliyeen gudaha degmada Afgooye ayaa lala eegtay gaari ay la socdeen maleeshiyaad ka tirsan Riddada, waxaana ku dhaawacmay 4 askari oo murtadiin ah.
Dhanka kale, ciidamada Mujaahidiintu waxay barqadii maanta weerareen saldhigga iyo Control-ka maleeshiyaadka murtadiinta ee deegaanka Diif ee hoostaga magaalada Dhoobley ee Jubbada hoose, waxaana murtadiinta marka uu dagaalku billaabmay ay isaga carareen deegaanka, khasaarena waa jiraa oo dagaalka lagu gaarsiiyay murtadiinta.
Dhanka Banaadir, xogo faahfaahsan ayaa laga helayaa khasaaraha murtadiinta lagu gaarsiiyay weerar ay ciidamada Mujaahidiintu ka fuliyeen duleedka degmada Dayniile ee magaalada Muqdisho, Howlgalkaas waxaa Allaah fadligiis inta la hubiyay lagu dilay saddex askari, kuwaas oo ay murtadiinta maydadkooda kaga carareen goobta dagaalka, halka sidoo kalena lagu dhaawacay 9 kale oo murtadiin ah.
Dhanka kale, Ciidamada Mujaahidiintu waxay weerar culus ku mireen saldhigga ciidamada Kuffaarta Burundi ay ku leeyihiin deegaanka Buurane, waxaana jira khasaare saliibiyiinta gaaray.