Ciidamada Mujaahidiintu waxay dagaal culus oo toos ah ku qaadeen xerada ciidamada Kuffaarta Kenya ee deegaanka Dhaashooy oo ah deegaan hoostaga degmada Faafi oo ka tirsan gobolka Gaarisa ee ku hoos jira gumeysiga Kufaarta Kenya.
Weerarka ayaa Allaah fadligiis u dhacay sidii loo qorsheeyay, waxaana inta la xaqiijiyay ku dhaawacmay 5 askari oo saliibiyiinta Kenyan ah, halka lagu gubay hal teendho oo sahay ugu keydsaneyd ciidamada Kuffaarta Kenya.
Dhanka Sh/hoose ee koonfurta Soomaaliya, waxay ciidamada Mujaahidiinta weerar culus ku qaadeen saldhig ciidan oo ay maleeshiyaadka Riddadu ku leeyihiin magaalada Afgooye, waxaana jira khasaare murtadiinta soo gaaray.