Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Midowga Afrika Oo Ka Walaacsan Colaadaha Ka Holcaya Waqooyiga Itoobiya.
  • Allposts
  • Warar

Midowga Afrika Oo Ka Walaacsan Colaadaha Ka Holcaya Waqooyiga Itoobiya.

October 3, 2026

Xaalada Itoobiya iyo wadamada geeska ayaa sii xumaaneysa xilli Qaahira iyo Asmara ay mowqif isku mid ah ka qaateen dhanka Addis Ababa dhinacyaduna ay is dhaafsadeen digniino iyo inuu mid walba ceyriyey safiirkii Itoobiya u fadhiyey dalkiisa Addis Ababana ay qaaday talaabo midaasi lamid ah.

Saacadihii lasoo dhaafay markii ay talaabooyinkaas dheceen waxaa sidoo kale xoogeysatay xiisada gudaha Itoobiya, waxaa lagu soo waramayaa in dhaqdhaqaada Koonfurta dalka ka socda uu sii lixdaasdanayo, iyadoo diyaarad nuuca darooniska ah xitaa lagu qarxiyey caasimada Addis Ababa.

Xaalada siyaasadeed iyo mida colaadeed ee Itoobiya waxaa durbadiiba kasoo baxaya digniino culus iyo iney ururada ay muujiyaan walaac ku saabsan iney markale arkaan xaalad lamid ah midii 2020 ilaa 2022 oo uu dhiig badan ku daatay waxyaabo badana lagu waayey.

Waxaa xusid mudan in Midowga Afrika uu walaac ka muujiyay kororka ku yimid xiisadda u dhaxeysa Itoobiya, Eritrea iyo Masar, ka dib markii Itoobiya ay ugu horeyntii qaaday tallaabooyinka ay ku ceyrineysay diblumaasiyiintii Eretariya iyo Masar u fadhiyey dalkeeda.

Warsaxaafadeed xalay kasoo baxay Midowga Afrika ayaa lagu sheegay in xaaladu ay faraha kasii baxayso isla markaana loo baahanyahay in laga gaaro inta aysan wax waliba noqon kuwa ka baxa xadka faragalinta.

Waxaana nuqul kamid ah qoraalka midowga lagu yiri “Kororoka xiisada waxaan ka qabnaa dhab ahaanti walaac wayn, sidaasi daraadeed waxaan ugu baaqaynaa dhinacyada oo dhan inay muujiyaan is-xakameyn buuxda, kana fogaadaan tallaabo kasta oo xiisadda sii kordhin karta.”

Si kastaba ha ahaatee xiisada gobolka geeska ayaa u muuqata mid waji cusub yeelan karta bilooyinka soo aadan hadii ay sidan wax kusii socdaan, dhinacyada garabtaagan isbaheysiga cusub ee Itoobiya ka curtay ee ay ku mideysanyihiin kooxihii kala duwanaa ee gudaha ka jiray ayaana hada u muuqda iney sii dardargalinayaan talaabadaas, midaas oo falanqeeyaashu ay sheegayaan in dagaal lagu hilboobo mooyee aysan soo dabaalin doonin wax deganaan ah.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -22-Rabiicu-Thaanii-1448-Hijri.
Next: Sawirro: Xarakada Al-Shabaab Iyo Beesha Xawaadle Oo Maxaas Ku Gaaray Heshiis Lagu Soo Afjaray Colaaddii U Dhexeysay Labada Dhinac.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -12-Jumaadal-aakhir-1448-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -12-Jumaadal-aakhir-1448-Hijri.

November 22, 2026
Imaaraadka Oo Billaabay In Uu Saldhigyo Melleteri Ka Dhisto Berbera Iyo Boosaaso.
  • Allposts
  • Warar

Imaaraadka Oo Billaabay In Uu Saldhigyo Melleteri Ka Dhisto Berbera Iyo Boosaaso.

November 22, 2026
Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 12-06-1448-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 12-06-1448-Hijri.

November 22, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada La Wareegitaanka Mujaahidiinta Ee Deegaanka Coomaad.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada La Wareegitaanka Mujaahidiinta Ee Deegaanka Coomaad.

November 15, 2026
Daawo Sawirrada Kamiinkii Lagu Laayay Maleeshiyada Danab Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Kamiinkii Lagu Laayay Maleeshiyada Danab Ee Sh/hoose.

November 12, 2026
Kamiin Gaadiid Ciidan Lagu Qabsaday Oo Ka Dhacay Dueeldka Balidoogle (Bayaan+Sawir_sarkaal).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Kamiin Gaadiid Ciidan Lagu Qabsaday Oo Ka Dhacay Dueeldka Balidoogle (Bayaan+Sawir_sarkaal).

November 12, 2026
DEG DEG: Daawo Sida Maleeshiyada Gurguurte Loogu Laayay Duleedka Leego.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

DEG DEG: Daawo Sida Maleeshiyada Gurguurte Loogu Laayay Duleedka Leego.

October 26, 2026
Daawo Sawirro Muujinaya Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Hees.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Muujinaya Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Hees.

October 10, 2026
Sawirro: Xarakada Al-Shabaab Iyo Beesha Xawaadle Oo Maxaas Ku Gaaray Heshiis Lagu Soo Afjaray Colaaddii U Dhexeysay Labada Dhinac.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Xarakada Al-Shabaab Iyo Beesha Xawaadle Oo Maxaas Ku Gaaray Heshiis Lagu Soo Afjaray Colaaddii U Dhexeysay Labada Dhinac.

October 3, 2026
Taliye Shub Oo Ku Dhaawacmay Duqayn Diyaaradeed Oo Gurigiisa Loogu Gaystay+Sawirro.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Taliye Shub Oo Ku Dhaawacmay Duqayn Diyaaradeed Oo Gurigiisa Loogu Gaystay+Sawirro.

September 4, 2026
Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.

August 3, 2026
Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.

August 1, 2026
Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.

July 26, 2026
Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026

Diiwaanka Gabayada

DHAGEYSO: Gabay Cusub Oo Uu Tiriyey Abwaan C/waaxid Cali Gama’diid.
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

DHAGEYSO: Gabay Cusub Oo Uu Tiriyey Abwaan C/waaxid Cali Gama’diid.

October 19, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada