Faahfaahinno dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal qarax ah oo saacadihii lasoo dhaafay ciidamada Mujaahidiintu ku beegsadeen gaari Kooyal ah oo ay la socdeen saraakiil iyo askar ka tirsan ciidanka Kuffaarta Kenya.
Qaraxa ayaa si gaar ah uga dhacay waddada xiriirisa magaalada Gaarissa iyo degmada Dhadhaab ee gobolka Gaarissa ee ku hoos jira gumeysiga saliibiyiinta Kenya, waxana si horudhac ah loo xaqiijiyay in qaraxaasi ku dhinteen taliyihii ciidanka Booliiska saliibiyiinta Kenya ee Xagardheer iyo darewalkiisa, gaarigana burbur ayaa gaaray.
Sidoo kale, faahfaahinno ayaa kasoo baxaya howlgal qarax ah oo ciidamada Mujaahidiintu la beegsadeen fariisin ay ku sugnaayeen maleeshiyaadka murtadiinta oo kuyaal xaafadda Xaawo Casir ee degmada Kaaraan, waxaana qaraxa ku dhaawacmay laba murtad oo kala ah Mas’cuud oo ah taliyaha fariisinka la weeraray iyo askari ciidankiisa ka mid ah.
Ciidamada Mujaahidiintu waxay qarax kale la beegsadeen bar control oo maleeshiyaadka murtadiinta ay ku leeyihiin xaafadda Suuqa xoolaha ee degmada Heliwaa, waxaana ku dhaawacmay 3 murtad.
Dhanka Sh/hoose, ciidamada Mujaahidiintu waxay weerareen fariisimo maleeshiyaadka murtadiinta ah kuleeyihiin Buundooyinka deegaanka Bariire iyo degmada Jannaale.
Sidoo kale waxay ciidamada Mujaahidiintu weerar ku qaadeen saldhigga ciidanka Kuffaarta Yugaandha ee degmada Qoryooley, sidaas oo kale xerada ciidanka kuffaarta Yugaandha ee deegaanka Danow ayaa weerar la kulantay.