Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Taliyihii Booliiska Kenya Ee Xagardheer Iyo Darewalkiisa Oo Dhegta Dhiigga Loo Daray.
  • Allposts
  • Warar

Taliyihii Booliiska Kenya Ee Xagardheer Iyo Darewalkiisa Oo Dhegta Dhiigga Loo Daray.

October 10, 2026

Faahfaahinno dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal qarax ah oo saacadihii lasoo dhaafay ciidamada Mujaahidiintu ku beegsadeen gaari Kooyal ah oo ay la socdeen saraakiil iyo askar ka tirsan ciidanka Kuffaarta Kenya.

Qaraxa ayaa si gaar ah uga dhacay waddada xiriirisa magaalada Gaarissa iyo degmada Dhadhaab ee gobolka Gaarissa ee ku hoos jira gumeysiga saliibiyiinta Kenya, waxana si horudhac ah loo xaqiijiyay in qaraxaasi ku dhinteen taliyihii ciidanka Booliiska saliibiyiinta Kenya ee  Xagardheer iyo darewalkiisa, gaarigana burbur ayaa gaaray.

Sidoo kale, faahfaahinno ayaa kasoo baxaya howlgal qarax ah oo ciidamada Mujaahidiintu la beegsadeen fariisin ay ku sugnaayeen maleeshiyaadka murtadiinta oo kuyaal xaafadda Xaawo Casir ee degmada Kaaraan, waxaana qaraxa ku dhaawacmay laba murtad oo kala ah Mas’cuud oo ah taliyaha fariisinka la weeraray iyo askari ciidankiisa ka mid ah.

Ciidamada Mujaahidiintu waxay qarax kale la beegsadeen bar control oo maleeshiyaadka murtadiinta ay ku leeyihiin xaafadda Suuqa xoolaha ee degmada Heliwaa, waxaana ku dhaawacmay 3 murtad.

Dhanka Sh/hoose, ciidamada Mujaahidiintu waxay weerareen fariisimo maleeshiyaadka murtadiinta ah kuleeyihiin Buundooyinka deegaanka Bariire iyo degmada Jannaale.

Sidoo kale waxay ciidamada Mujaahidiintu weerar ku qaadeen saldhigga ciidanka Kuffaarta Yugaandha ee degmada Qoryooley, sidaas oo kale xerada ciidanka kuffaarta Yugaandha ee deegaanka Danow ayaa weerar  la kulantay.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Raad-raaca Toddobaadka 29-Rabiicu-thaanii-1448-Hijri.
Next: Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 29-04-1448-Hijri.

Related Stories

Museveni Oo War Kasoo Saaray Kulankii Dhex-maray Isaga Iyo Gurguurte.
  • Allposts
  • Warar

Museveni Oo War Kasoo Saaray Kulankii Dhex-maray Isaga Iyo Gurguurte.

November 24, 2026
Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 14-06-1448-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 14-06-1448-Hijri.

November 24, 2026
Fiqi Oo Xilka Qaadis Lama Filaan Ah Lagu Sameeyay Markii Uu Qabtay Shir Uu Ku Weeraray Mucaaradka.
  • Allposts
  • Warar

Fiqi Oo Xilka Qaadis Lama Filaan Ah Lagu Sameeyay Markii Uu Qabtay Shir Uu Ku Weeraray Mucaaradka.

November 24, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada La Wareegitaanka Mujaahidiinta Ee Deegaanka Coomaad.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada La Wareegitaanka Mujaahidiinta Ee Deegaanka Coomaad.

November 15, 2026
Daawo Sawirrada Kamiinkii Lagu Laayay Maleeshiyada Danab Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Kamiinkii Lagu Laayay Maleeshiyada Danab Ee Sh/hoose.

November 12, 2026
Kamiin Gaadiid Ciidan Lagu Qabsaday Oo Ka Dhacay Dueeldka Balidoogle (Bayaan+Sawir_sarkaal).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Kamiin Gaadiid Ciidan Lagu Qabsaday Oo Ka Dhacay Dueeldka Balidoogle (Bayaan+Sawir_sarkaal).

November 12, 2026
DEG DEG: Daawo Sida Maleeshiyada Gurguurte Loogu Laayay Duleedka Leego.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

DEG DEG: Daawo Sida Maleeshiyada Gurguurte Loogu Laayay Duleedka Leego.

October 26, 2026
Daawo Sawirro Muujinaya Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Hees.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Muujinaya Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Hees.

October 10, 2026
Sawirro: Xarakada Al-Shabaab Iyo Beesha Xawaadle Oo Maxaas Ku Gaaray Heshiis Lagu Soo Afjaray Colaaddii U Dhexeysay Labada Dhinac.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Xarakada Al-Shabaab Iyo Beesha Xawaadle Oo Maxaas Ku Gaaray Heshiis Lagu Soo Afjaray Colaaddii U Dhexeysay Labada Dhinac.

October 3, 2026
Taliye Shub Oo Ku Dhaawacmay Duqayn Diyaaradeed Oo Gurigiisa Loogu Gaystay+Sawirro.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Taliye Shub Oo Ku Dhaawacmay Duqayn Diyaaradeed Oo Gurigiisa Loogu Gaystay+Sawirro.

September 4, 2026
Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.

August 3, 2026
Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.

August 1, 2026
Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.

July 26, 2026
Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026

Diiwaanka Gabayada

DHAGEYSO: Gabay Cusub Oo Uu Tiriyey Abwaan C/waaxid Cali Gama’diid.
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

DHAGEYSO: Gabay Cusub Oo Uu Tiriyey Abwaan C/waaxid Cali Gama’diid.

October 19, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada