Murtad Aadan Madoobe oo ah madaxa maamulka Ashahaada la dirirka ee Koonfur-galbeed, ayaa maanta shir deg deg ah isagu yeeray golihiisa wasiiraadda, waxayna ka wada hadleen xaaladaha amniga ee maamulkaasi.
Isagoo kulankaasi ka hadlayay ayuu sheegay in Mujaahidiintu hakad geliyeen falal ashaahaada la dirirnimo ah oo maleeshiyada kooxda Riddadu ka wadeen Sh/hoose.
Aadan Madoobe oo weerarkan si weyn uga qeyla-dhaamiyay ayaa wasiirada maamulkiisa faray inay xafiisyada ka baxaan xaaladda culus ee uu wajahayo maamulkisa darteed, maadaama maleeshiyadii falalka ashahaada la dirinimo waday lagu boqna gooyay, laguna soo afjaray duleedka magaalada Leego.
Howlaha ugu horreeya ee golihiisa wasiirrada horyaal ayuu ku sheegay inay yihiin la tacaalidda jihawareerka amni ee haysta maamulkiisa, wasiirradana wuxuu ku canaantay inay arrimahaasi xoogga saaraan.
Weerarkii ka dhacay duleedka magaalada Leego ee wilaayada Sh/hoose, ayaa Allaah fadligiis lagu soo afjaray kibirka iyo isqaad-qaadka guutooyin ka tirsan maleeshiyada kooxda Riddada iyo falal Ashahaado la dirirnimo ah oo ay ka wadeen deegaanno ka tirsan wilaayada Sh/dhexe.