Cabdullaahi Sanbaloolshe oo kamid ah baarlamaanka kooxda Riddada soona noqday taliyaha sirdoonka ayaa ka dhawaajiyay in xaaladdii ugu xumeed ay mareyso kooxda Riddada.
Isagoo warbaahinta lahadlayay ayuu sheegay in ciidamada kufaarta afrikaanta waqtigoodu gabaabsi sii marayo islamarkaana ay qorshaynayaan insixaab, wuxuu carrabaabay in xukuumadda Xasan Gurguurte aysan awood u laheyn difaacashada degmooyin iyo deegaanno katirsan Labada shabeelle haddii ay baxaan ciidamada shisheeye.
Sanbaloolshe ayaa carrabka ku adkeeyay in kufriga caalamiga ah uu ku daalay taageera siinta Murtadiinta Soomaalida islamarkaana uu isbedel dhici doono.
Dhinaca kale taliyihii hore ee sirdoonka kooxda Riddada Soomaaliya ayaa saadaaliyay in mujaahidiinta alshabaab ay talada wadanka lawareegi doonaan marka la eego sida ay wax usocdaan.