Ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin waxay saacadihii lasoo dhaafay weeraro khasaare kala duwan dhaliyay ka fuliyeen deegaanno dhaca koonfurta Soomaaliya iyo dhulka NFD ee ku hoos-jira gumeysiga saliibiyiinta Kenya.
Howlgal ciidamada Mujaahidiintu saacadihii lasoo dhaafay ka fuliyeen gudaha degmada Jannaale ee wilaayada Sh/hoose, ayaa lagu dilay murtad ashahaada la dirir h oo lagu magacaabi jiray Aweys Ilbuun, kaasi oo ka tirsanaa maleeshiyaadka sirdoonka Riddada.
Howlgalka labaad oo ahaa dagaal toos ah waxay ciidamada Mujaahidiintu ku qaadeen xero ciidan oo ciidamada kuffaarta Kenya kuleeyihiin deegaanka Boodaay Boon ee hoostaga degmada Ijaara ee ka tirsan gobolka Gaarissa ee ku hoos jira gumeysiga saliibiyiinta Kenya.