
Ciidamada Mujaahidiintu waxay maanta qaraxyo gaarayey ilaa 4 qarax la beegsadeen kolonyo gaadiid ah oo ay la socdeen maleeshiyaad ka tirsan sirdoonka kooxda Riddada Soomaaliya gaar ahaan kuwooda loo yaqaanno (Duufaan).
Kolonyada gaadiidka ee maleeshiyaadka murtadiinta ayaa marka ay qaraxyadu haleelayeen waxay marayeen duleedka deegaanka Qalimow ee wilaayada islaamiga ah ee Shabeellada Dhexe.
Qaraxyadaasi waxaa inta la hubiyay lagu gubay laba gaari oo Cabdi Bille ah, waxaana jira khasaaro dhimasho iyo mid dhaawac oo gaaray maleeshiyaatka ridada.