Ciidamada Mujaahidiintu waxay weerar kamiin ah u dhigeen gaari Qooqan ah oo ay la socdeen Ijineerro Kististaan Kenyan ah oo ay ilaalinayaan maleeshiyaad murtadiin ah oo ku socdaalayay duleedka magaalada Mandheera ee ku hoos-jirta gumeysiga Kenya.
Saraakiisha ciidamada Mujaahidiinta oo la hadlay Al-andalus ayaa xaqiijiyay, in weerarka jidgalka ah lagu dilay 5 xubnood oo isugu jirta saddex-da Injineer ee saliibiyiin Kenyan ah iyo ilaa 2 askari murtadiin ah oo ilaala u ahaa kuffaarta la beegsaday.
Dhanka Gaarisa, Ciidamada Mujaahidiintu waxay dagaal culus oo toos ah ku qaadeen xero ciidan oo Kufaarta Kenya kuleeyihiin degmada Ijaara ee ka tirsan gobalka Gaarissa ee ku hoos jira gumeysiga saliibiinta Kenya.
Weerarkan waxaa dhimasho iyo dhaawac ku noqday 7 askari oo Kenyaan ah, halka lagu gubay gaari iyo Teendho saliibiyiinta ugu tiillay xerada la weeraray.
Sidoo kale weerar ka dhacay deegaanka Sareedo ee hoostaga magaalada Dhadhaab ee dhacda gobalka Gaarisa ee ku hoos jira gumeysiga Kenya, ayay Mujaahidiintu ku dhaawaceen 1 askari oo Kenyan ah.