Faahfaahinno dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar kamiin ah ciidanka Mujaahidiintu la eegteen gaari Qooqan ah oo ay la socdeen Injineerro Kiristaan Kenyan ah oo ay ilaalinayeen maleeshiyaad murtadiin ah oo ku socdaalayay duleedka magaalada Mandheera ee ku hoos-jirta gumeysiga Kenya.
Khasaaraha weerarkan dhabbagalka ah ayaa sii kordhay, waxayna dhimashadu gaartay 8 isugu jirta 5 Injineer oo gaala Kenyaati ah iyo 3 murtadiin Soomaali ah.
Sidoo kale weerarkan jidgalka ah ayaa waxyeello lagu gaarsiiyay gaari Qooqan ah oo ahaa kan lagu beegsaday saliibiyiinta Kenya iyo murtadiintii ilaalada u ahayd, sidoo kale waxay Mujaahidiintu soo qaniimeysteen ilaa laba qori oo AK47 ah iyo booshashkooda.