Howlgal gaar oo ciidamo ka tirsan Mujaahidiinta Al-shabaab maanta ka fuliyeen isgoyska Dabka ee magaalada Muqdisho ayaa lagu dilay murtad Maxamed Nuur Mursal oo horay Xildhibaan Federaal uga soo noqday dowladihii Riddada ee Cabdullaahi Yuusuf iyo Shariif murtad.
Sidoo kale, ciidamada Shabaabul Mujaahidiin waxay maanta dagaal culus oo toos ah ku qaadeen xerada ciidanka Kuffaarta Uganda iyo saldhigga maleeshiyaadka murtadiinta kuleeyihiin degmada Jannaale.
Ciidamada Mujaahidiintu waxay sidoo kale dagaal culus ku mireen xerada ciidamada Kufaarta Afrikaanta, gaar ahaan kuwa Uganda kaga suganyihiin deegaanka Danow.