Faahfaahinno dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgalkii qaraxa ahaa ee ay maanta Mujaahidiintu ka fuliyeen inta u dhaxeysa deegaannada Balli-khadar iyo Sugurre ee dhaca duleedka magaalada Boosaaso,
Howlgalka qaraxa ah ayaa lala eegtay gaari Cabdi bile ah oo ay la socdeen saraakiil iyo maleeshiyaad ka tirsan maamulka Riddada ee Puntland, waxaana ku dhinty 1 murtad oo ahaa sarkaal Taliye Urur ah kaasoo lagu magacaabi jiray Mursal Cabdullaahi Dhuqul.
Weerarkan sidoo kale waxaa la xaqiijiyay inay ku dhaawacmeen ilaa 3 kale oo laba ka mid ah dhaawacoodu uu garaab yahay.